War-saxaafadeed kas oo baxay Golaha Wasiirada Puntland oo shir yeeshay shalay ayaa looga digay Baarlamaanka Soomaaliya inuu ansixiyo xeerarka horyaalla.
Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiyaha Isbaheysiga xildhibaanada dhowaan lagu dhisay magaalada Nairobi ee la baxay Horusocod ayaa maanta yimid Muqdisho.
Guddiyada Baarlamaanka ayaa isbedel ku sameeyay Qorshaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya la tegeyso shirka London.
Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha & Amniga ee Baarlamaanka Federaalka soo saaray dib u eegis ay ku sameeyaan Qorshaha amniga Qaran ee…
Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka ayaa su’aalo adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo xaaladda ka dhalatay Qorshaha…
Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku raaceen dowladda…
Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ayaa su’aalo adag lagu weydiiyay Guddoonka Baarlamaanka oo lagu…
Waxaa sii kordhaya eedeynt loo jeedinayo guddoonka Baarlamaanka Federaalka oo lagu heysto qaabka ay u maamuleen doorashada hogaanka guddiyada Baarlamaanka.
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay shan ka…
Kulankii 7aad ee kalfadhiga koowaad ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saacado kooban maanta ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2017.
Dowladda Soomaaliya ayaan awood u lahayn inay wax kharash ah bixiso, kadib markii ay noqotay miisnaaiyad la’aan.
Kulankii Baarlamaanka Federaalka ee kasooni siinta xukuumadda Soomaaliya ayaa furmay iyadoo xildhibaanada ay ku bilaabeen mooshin.
Wrarka laga helayo xildhibaanada ka horjeeda xukuumadda uu magacaabay Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegaya in qorshe cusub u diyaariyeen kulanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaan guddoomin doonin kulanka Baarlamaanka ee Berri xukuumadda cusub lagu horgeynayo.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa heysta muddo 72 saacadood ah oo kaliya si uu barnaamijkiisa siyaasadeed u geeyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Muuse Suudi Yalaxow oo ka mida xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka, isla mrakaana hore u ahaa hogaamiye kooxeed iyo wasiir…
