Browsing: Puntland
Waxaa soo baxay natiijadii doorashadii tooska ahayd ee dadka ku nool saddexda degmo ee Qardho, Ufeyn iyo Eyl ay ku…
Xaqiiqada Doorashada ka socota saddexda degmo ee ka tirsan Maamulka Puntland “QOF IYO COD’
Deni ayaa noqday mas’uulka ugu weyn Soomaalida ee sida joogtada ha u taga Imaaraadka Carabta, kuna qaata waqtiga ugu badan
Taliye Xijaar ayaa ciidamadan ka qortay beesha uu kasoo jeedo, waxaana uu doonayey in loo tababarro ciidamada Booliska
8-da qof ayey hore Maxkamadda Ciidamada Gobolka Mudug ee Puntland Dil toogasho ugu xukuntay, iyadoo loo heysto Shabaabnimo.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland Cabdulqaadir Cali Xirsi .
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ay toogasho ku dileen Haweeney…
Wararka lag helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan loo diiday…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay amarro ku socda musharixiinta u taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee adeegsata gaadiidka ciidamada iyo…
Wafdi ka socda wakiilada Beesha Calamka ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyagoo wadahadal la yeeshay madaxda…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa galabta Maqribkii gaaray degaanka uu kasoo jeedo ee Dhahar, kadib markii uu…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku boggaadisay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka iyo doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka,…
Puntland ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee ay uga qeyb qaadaneyso dagaalka Alshabaab iyo Galmudug ku dhex maraya Koonfurta Gobolka…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa taageero milateri oo isugu jirta Hub iyo Gaadiid ku wareejiyay Galmudug, taasoo ka danbeysay markii uu…
Dood weyn ayaa baraha bulshada ka dhalatay kadib soo dhoweyntii Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ee magaalada Muqdisho, taasoo u…
