Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay qabsadeen degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay ku…
Browsing: Puntland
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jray …
Ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa dagaal ka dhex qaraxay kadib markii ciidamada Somaliland ay weerar saaka ku qaadeen aagga…
Wararka laga Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Soomaliland ay saaka la wareegeemy tuulada Tukaraq oo u dhow magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ioo maanta gaaray Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay ujeedada socdaalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay soo dhoweyn aan hore loo arag oo aan loo kala harin loogu sameeyay magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Waxaa magaalada Garowe ka socota qabqaabada soo dhoweyntii ugu danbeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa ka bilaabatay qabanqabaabada soo dhaweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad uu magaaladaasi ku dhex maray maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta tegay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin…
Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka maamulka Puntland.
Guddoomiyaha G/Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Axme ayaa deeq caafimaad oo dalka dibaddiisa ah u fidiyay gabadhii uu waxyeelada u…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubaysan ay magaalada ku dileen laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada…
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle iyo Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdiwali Jaamac Gorod oo ku wada sugan magaalada…
Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa magaaladda Muqdisho heshiis wadashaqeyn ah kula gaaray Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka.
Taliyaha Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray magaalada…
Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay degaano ka tirsan dhulka Soomaalida oo ka tirsanaa Gobolka Mudug ee qeybta Puntland raacsan.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejiyey ciidamo gaaraya 2, 400 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada…
