Dowladda Kenya ayaa si taxadar leh uga hadashay tallaabada ay Dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday ee ay kusoo celisay xiriirkii diblomaasi…
Browsing: Qatar
Amiirka dalka Qatar Tami Bin Hamad Al-thani ayaa qoraal uu soo saarya ugu hambalyeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya xiriirka ay…
Wasiirkii maaliyadda dalka Qatar ayaa la amray in la xiro kadib markii uu lagu soo oogay dembiyo ku saabsan musuq…
Ergeygii dowladda Qatar ee tegay magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, lana kulmay madaxda Somaliland, Dowladda Federaalka, qaar ka mida maamul Goboleedyada…
Waxaa sii kordhaya dadaalka iyo galaangalka ay dowladda Qatar ugu jirto arrimaha Soomaaliya, kadib markii ay ergey gaara usoo dirtay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in dowlada Qatar ay tahay saaxiib weyn oo ay…
Egeyga dowladda Qatar u soo dirtay Soomaaliya aya markii ugu horeysay ka hadlay socdaalkiisa Soomaaliya iyadoo wasaaradda Arrimaha dibada dalkaasi…
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday kulamo uu dhinacyada siyaasadda la leeyahay ergeyga dowladda Qatar u so dirtay Soomaaliya.
Ergeyga gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan la dagaalanka argagaxisada iyo dhex dhexaadinta oo dowladda dalkiisa usoo…
Dowladda Qatar oo si gaara u taageeri jirtay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabeysa qorshe…
Dawladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) Fahad…
Dowladda Qatar ayaa baaq kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, iyadoo welwel ka muujisay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Amiirka Qatar Tamim Bin Hamad Althani ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Culla ee dalka Sacuudiga, iyadoo socdaalkaasi uu yahay markii…
Dowladdaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay gaareen dalalka Sacuudiga iyo Qatar ee keenay inay ku dhawaaqaan inay…
Dowladda Kuwait oo waanwaan ka dhex waday dalalka Khaliijka ayaa shaacisay inuu heshiis dhex maray dalalka Qatar iyo Sacuudiga.
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dagaal diblomaasiyadeed ku qaaday dalka Kenya oo ay ku eedeeyeen inay faragelin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Amiirka dalka Qatar Amiir Tamin Bin Hamad Althani.
Madaxweynaha Mareykanka ee mudadda xil heyntiisa sii dhammaaneyso ayaa wada dadaalkii ugu danbeeyay ee uu doonayo inuu ku heshiisiiyo dowladaha…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa canbaareysay weerarkii qaraxa is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen 8…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibedda Imaaraadka Anwar Qarqaash ayaa weerar afka ah ku qaaday ciidamada Turkiaga ee jooga dalka Qatar, isagoo…
