Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa difaacay ciidamada Turkiga ee ku sugan dalka Qatar, isagoo sheegay in ciidamadaasi ay qeyb…
Browsing: Qatar
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhis ku sameyneyso Dekadda magaalada Beirut ee dalka Lubnaan, iyadoo Amiirka dalka…
Sidii degdegga ahayd ee Golaha Shacabka u codka muranka ku jiray ugu qaaday xukuumaddii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, laguna…
Dowladda Qatar ayaa bilowday dhexdhexaadin ay ka dhex wado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Dowladda Qatar ayaa deeqdii ugu horeysay ee Caafimaad oo loogu talogalay cudurka Coronavirus soo gaarsiisay Soomaaliya, kadib markii uu amarkeeda…
Amiirka Dalka Qatar Tamin Bin Hamad Al-thani ayaa amray in deeq caafimad loo diro dowladda Federaalka Soomaaliya.
Amiirka Dalka Qatar Tamim Bin Hamad Al-thani ayaa deeq Qalab caafimaad ah iyo Isbitaal nooca degdegta loo dhiso ah ugu…
Dowladda Qatar oo sii wada deeqda qalabka caafimaad ee ay siineyso dalalka caalamka si loogula tacaalayo cudurka Covid-19 ayaa shixnado…
Dowladda Soomaaliya oo ka mida dalalka Afrika ee Dunida uu hooseeya arrimaha Caafimaadka ayaa qeylo-dhaan u dirsatay dalal yo Hay’ado…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa tacsi usoo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo la siinayo Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin oo ay maamusho kooxda…
Wasaaradda Caafimaadka Dalka Qatar ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi maanta laga helay 238 qof oo qaba cudurka Coronavirus, iyadoo tirada…
Ra’iisal wasaarihii dalka Qatar Sheekh C/llaahi Bin Nasir Al-thani ayaa iska casilay xilkii Ra’iisal wasaaraha dalka Qatar, sida ay shaacisay…
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Hamad Al-thani ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku tegay magaalada Tehran ee dalka…
Waxaa garoonka magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada cirka Dalka Qatar oo siday gargaar dawo iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa diyaarad milateri oo sida gargaar caafimaad iyo gurmad u soo diray magaalada…
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar u tagay ka qeybgalka xaflad lagu soo xirayey ciyaarah ururka…
Duqa magaalad Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo dhiggiisa Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Jamal Madar ayaa heshiis lagu mattaaneynayo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar kale maanta ugu dhoofay magaalada…
