Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alsahbaab ku qaadeen galbta fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin Gobolka…
Browsing: SNA
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Howlgal gaar ah ku burburiyay saldhigii ugu weynaa ee Maleeshiyada Kooxda Alshabaab…
Ciidamo Kenyaan ah oo afka soo duubtay, isuna ekeysiiyay Alshabaab ayaa khaarijiyay sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya markii ay…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa loo soo xiray tababar ku saabsan la-dagaalanka argagixisada oo uu soo qabanqaabiyey Midowga Yurub.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faray Taliska Xoogga dalka in hoggaannada iyo qeybaha ciidanka laga howlgeliyo saraakiisha cusub ee dhalinyarrada ah oo…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa taliye cusub u magacaabay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay ciidamada, taasoo ka howlgeli doonta…
Dhoolatus cajiib ah ayay soo bandhigeen ciidamadii ugu horeeyay ee Turkigu ku tababarro saldhiga magaalada Muqdisho.
Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya ciidammada…
Qiimeyntii ugu horeysay ee lagu sameeyay ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu ogaaday arrimo yaab leh oo ay ka mid yihiin,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula yeeshay taliyeyaasha Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hadlay…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo war kasoo saaray hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin…
Taliyaha milateriga Soomaaliya Jeneraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay inaysan waxba ka ogeyn eedeynta musuqmaasuqa ee Mareykanku ku eedeeyay mlateriga…
Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in Soomaaliya ay ugu danbeyn leedahay madaxweyne u qalma in la taageero.
8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii 12 April ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ka mas’uulka ah amniga Banaadir iyo…
Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada…
Dowladda Maraykanka ayaa joojisay gargaarkii cuntada iyo shidaalka ee ay siin jirtay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, cabsi laga qabo musuq…
Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray magaalada…
Weerar gaadmo ah oo kooxda Alshabaab ku qaadeen ciidamo milateri ah oo ku sii jeeday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaalya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaan gelinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay…
