Browsing: SNTV
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xil gaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe…
Wararka laga helayo Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad dayac ah ay Isbitaalka Martiini ku heysto weriye ka…
Ogeysiis ay baahisay Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsan gabdho loo qaadanayo Telefishanka Dowladda ayaa dood weyn iyo muran…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xilalkii uga qaaday 7 agaasime waaxeed oo…
Warbaahinta ay dowladda Federaalka gacanta ku heyso ayaa markii ugu horeysay laga sii daayey war-saxaafadeedyo ay soo saareen qaar ka…
Xaaaldda Weriye maanta lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa degan, iyadoo lagu dabiibayo mid ka mida isbitaallada Muqdisho.
Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dhaawacay gabar weriye ah oo ka mida…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiiskii uu la gaaray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, wuxuuna sheegay…
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1529535427107244/
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqadii laga joojinayo weriyeyaasha ka socda TV-ga iyo Idaacadda dowladda.
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) ayaa xilkii ka qaaday agaasimeyaasha Radio Muqdisho iyo Telefishanka Qaranka isagoo magacaabay…
Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)ayaa xilkii ka qaaday tifaftirihii telefeshinka Qaranka ee SNTV Maxamed Abuukar Ma’da iyadoo…
Maamul goboleedka Puntland ayaa Telefishanka dowladda Federaalka ee SNTV ka joojisay shaqadii uu ka hayay degaanada Puntland kadib markii ay…
Maamul goboleedka Puntland ayaa Telefishanka dowladda Federaalka ee SNTV ka joojisay shaqadii uu ka hayay degaanada Puntland kadib markii ay…