Kulane Jiis ayaa loo xiray Kursiga oo looga saaray Qoondadii Dumarka, halka C/raxmaan C/shakuur beeshiisay go’aansatay in la siiyo Kursiga
Browsing: Top
Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa Qoraal u dirtay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, iyadoo kala hadleysa arrin…
Sida lagu sheegay War kasoo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka Ruushka ayaa la filayaa inuu duullaan buuxa ku qaado dalka…
Ururka bad-baadada Caruurta “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay fara-geliso arrinta Dhainyarro da’ yar oo uu maamulka…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa qoraal uu soo saaray ku joojiyey Doorashada kursiga HOP053 oo lagu waday inay maalinta Berri ah…
Hay’adaha Amniga dowladda Federaalka ayaa qariyey qasaaraha ka dhashay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Alshabaab ayaa shaacisay inay qaaday weerar is-miidaamin ah oo lagu beegsaday ergo Doorasho oo ay galbinayeen ciidamada Booliska.
Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa maanta soo saartay xukun ay dowladda Uganada ku amartay inay siiso dalka Jamhuuriyadda…
Waxaa magaalada Baraawe maanta kusoo baxay xildhibanaadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magaaladaasi lagu doorto.
