Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaank Dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ku baaqay Urur Goboleedka IGAD in ay kulan deg deg ah…
Browsing: UAE
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta u gudbisay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera…
Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay arrimihii ay kala hadashay safiirka dalka Imaaraadka carabta oo shalay looga yeeray xarunta…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta qaaday tallaabadii ugu horeysay ee diblomaasiyadeed oo ay ku muujineyso sida ay uga…
Ra’iisal wasaariihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ku sugan magaalada Dubai, ayaa ka hadaly xiisada siyaasadeed ee…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga doodayo kiiska weerarkii ciidamo uu Imaaraadku tababarray ku qaadeen…
Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay Qarixii dadka badan ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa iska hor imaad barqadii maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada Imaaraadku tababarray…
Imaaraadka Carabta ayaa ku yaboohay inuu tababari doono Ciidamada Somaliland, kaasoo qeyb ka ah heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa u muuqata inay qaaday tallaabo ay iskeed ugu aqoonsatay maamulka Somaliland iyadoo aan la shaacin.
Madaxweynaha Somaliland Muusu Biixi Cabdi iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa xlay gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka dhoofay Garoonka magaalada Hargeysa, isagoo hogaamiyey wafdi wasiiro iyo mucaarad isugu jira,…
Loolankii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa gabogabo ku dhow, kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay khudbadii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furitaanka kalfadhiga saddexaad ee baarlamaanka…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta difaacay madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in dad…
Imaaraadka Carabta ayaa dagaal dhinaca baraha bulshada ah ku furay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo kadib markii ay dowladda…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada sida weyn u mucaaradsan hoggaanka dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay is…
Imaaraadka Carabta ayaa dagaal dhinaca baraha bulshada ah ku furay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo.
Jaamacadda Carabta ayaa Qaraar ka kooban 19 Qodob oo lagu taageerayo Soomaaliya kasoo saartay shirkii wasiirada arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda…
