Shir looga hadlayo Dhuxusha iyo arrimaha ka dhasha ee nabaadguurka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho , iyadoo ay soo qabanqaabisay…
Browsing: UN
Taliyaha Ciidamada Uganda ee Qeybta koowaad ee AMISOM Gen. Paul Lokech ayaa ka digay qorshaha UN-ku dejiyay ee lagu dhimayo…
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga guud ee Dalka, kaasoo…
Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inay dunida dib ugu laabatay dagaalkii qaboobaa ee bilowday kadib dagaalweynihii labaad ee…
Wasaarada arrimaha dibadda xukumada fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guddi ka kooban 11 xubnood oo iskaashi iyo wada shaqeyn la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo u xil saaran…
Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa la sheegay inuu saf u galay qaabilaadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Dowladda Soomaaliya ayaa u digtay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo madaxdiisa oo ay ku eedeysay inay faraha ku jiraan…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta u gudbisay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera…
Beesha caalamka ayaa caawa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed iyo qalalaasaha ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa haweeney Soomaali ah oo heysata dhalashada dalka Canada u magacabaay la-taliyeyaashiisa howlgallada nabad ilaalinta…
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamad ka joogaan Soomaaliya ee AMISOM iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka…
Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho iyo wakaalada wararka dalkaasi ayaa shaaciyey kulan dhex maray safiirka Dowladda Imaaraadka u qaabilsan Soomaaliya iyo…
The United Nations, African Union, European Union, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and United…
Shir aan hore loo arag ayaa qolka VIP-da ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku dhex maray wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaaa maanta gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ee…
Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee…
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga ayaa…
