Browsing: US
Xubno ka mida maamulka madaxweynaha cusub ee Mareykanka u magacaabay jagooyin waaweyn ayaa ka hor yimid aragtida Donald Trump.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa nin uu sodog u yahay oo lagu magacabo Jared Kushner u magacaabay la-taliyihiia Sare…
Ninka geystay weerarkii ka dhacay garoonka Fort Lauderdale ee dalka Mareykanka ayaa la sheegay inuu ahaa askari ka tirsanaa ciidamada Mareykanka,…
Shan qof ayaa lagu dilay rasaas uu furay qof weerar ku qaaday garoonka Fort Lauderdale ee Florida, dalka Mareykanka.
Haweeneyda Soomaaliya ka soo jeeda ee loo doortay Aqalka Senetka Gobolka Minnesota ayaa loo dhaariyay xilka.
Dowladda Mareykanka ayaa ka dhawaaqisay arrin naxdin ku riday xildhibaanada iyo musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalka Mareykanka.
Haweeneyda Soomaalida ah ee xildhibaanada Senet-ka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha la doortay…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa si la yaab leh uga hadlay wiilkii Soomaaliga ahaa ee weeraray Jaamacadda…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa wiil Soomaali ah oo oo toogasho lagu dilay kadib markii uu weerar ku…
Weerar lagu qaaday jaamacadda Ohio State University ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay wiil arday Soomaali ah oo 20 sano jir…
Wiil Soomaali ah ayaa ku guuleystay abaalmarin uu bixiyo madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo la siiyo dadka bulshada wax ku…
Dowladda Mareykanka aya sheegtay in howlgalkeeda Soomaaliya ee tababarka Ciidamada Dowladda iyo la-talinta hadda in loo weeciyay goobaha dagaallada tooska…
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ku tilmaamay maamulka Galmudug midka ugu liita ee musuqa Doorashada 2016 ay ka…
Madaxweyne la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex xil oo muhiim ah oo ka mid noqon doona maamulkiisa…
Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday inay magdhow ka bixiso askartii ay ka leysay Galmudug.
Ilhaan Cumar oo 34 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali…
Natiijo hordhac ah ayaa laga soo saaray baaritaan oo ay sameysay wasaaradda Gaashaadhigga Mareykanka oo ku saabsanaa duqeyntii Mareykanku ku qaaday…
Kadib guushii lama filaanka ahayd ee Donald Trump ka gaaray doorashada Mareykanka, waxaa sii xoogeysanaya bannaanbaxyada looga soo horjeedo madaxweynenimadiisa.
Haweeneyda Soomaalida ee Ilhaam Cumar ayaa ku guuleystay kursiga golaha wakiilada ee Minnesota.
