Browsing: US
Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurashi oo ahaa hoggaamiyihii labaad ee Khilaafada islaamiga Daacish ayaa maanta la xaqiijiyey in lagu dilay weerar…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Isniintii u ballan-qaaday amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani inuu dhowaan dalka Qatar…
Halkee Safiir Larry André looga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga..? (Akhriso)
Dowladda Mareykanka ayaa hanjabaadii ugu weyneyd u dirtay Madaxda Soomaalida, haddii ay dib u dhac kale ku sameeyaan Doorashada waqti…
Ergeygii gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsanaa Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa lagu dhawaaqay inuu xilka ka tegayo kadib muddo…
Mareykanka oo Farmaajo si toos ah ula hadlay, una sheegay inuusan adeegsan ciidamada, lana shaqeeyo Ra’iisal wasaaraha
Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken ayaa si buuxda u taageeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo khilaaf kala…
Dowladda Mareykanka ayaa taageertay shirka wadatashiga Qaran ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Soomaalida Mareykanka ayaa si weyn uga naxay dilka Imaam caan ah oo meydkiisa xalay laga helay magaalada Ohio, Gobolka, kadib…
Dowladda Mareykabka ayaa ku baaqday in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, maamulka Puntland.
Aqalka Odayaasha ee Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay in Safiirka cusub ee Maretkabnka u soo magacaabay Soomaaliya.
Dowladda Mareykanka ayaa farriin toos ah oo ku saabsan Doorashooyinka u dirtay madaxda maamul Goboleedyada dalka.
