Browsing: US
Waxaa kulan fool ka fool ah xalay yeeshay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Raiisal wasaaraha xilgaarsiinta…
Collin Powel taariikhda uu galay ka sokow waxaa sumcadiisa dhaawacay ololihiisii dagaalkii Ciraaq lagu qaaday iyo Dhaladii Kiimikada ee uu…
Dowladda Mareykanka ayaa ugu danbeyn ogolaatay inay bixiso magdhow dad shacab ah oo ay ku leysay weerar Diyaarad Drone ah…
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale farriin degdega usoo dirtay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Dowladda Mareykanka ayaa si rami ah u furtay barnaamijeeda bakhtiyaa-nasiibka ee fursadaha ku noolaanshaha dalka Mareykanka.
Dowladda Mareykanka ayaa baaq toos ah u dirtay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya.
Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Maraykanku uu haatan ka amni badan yahay sida uu ahaa 20 sano…
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay goor dhoweyd inay dhammaan ciidamadeedii kala baxday dalka Afghanistan, saacadu marey hayad habeen barkii dalkaasi.
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa shaacisay inay duqeyn cirka ah ku qaaday dalka Afghanistan, iyadoo lagu beegsaday Ururka Daacish ee dalka…
Wasaaradda Arrimaha Dibedda dowladda Eritrea ayaa si kulul uga jawaabtay cunaqabateyn Mareykanku kusoo rogay Taliyaha guud ee ciiadmada dalkaasi, kadib…
