Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay halkaasi ku dishay sarkaal sare oo katirsanaa…
Browsing: Weerar
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareysaya weerarkii Hoobiyayaasha ee lagu bartilmaameedsaday xarunta Xalane ee Muqdisho.
Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Koox hubeysan ayaa xalay Saqdii dhexe weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Gaalshiraha magaalada Boosaaso, iyadoo rasaas xoog leh iyo…
Koox hubeysan ayaa Caawa weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo ay weli dhaceyso rasaas goosgoos ah.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in weerarka ay ciidamada Dowladda ku…
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay Warr uu ku saxiixan yahay Wasiirka Amnig Xukuumadda xilka sii heysa Xasan Xundubey Jimcaale oo lagu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo dagaal iyo dhiig daadin,…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa rasaas saqdii dhexe kadib ka dhacday agagaarka Daljirka Dahsoon oo u dhow Hotelka Maa’ida oo ay…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen degaanka Jiicdheere oo u…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerer jidgal oo culus ku qaadeen Gaadiid ay…
Saraakiisha Ciidamada Milateriga ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay meydad iyo dhaawac xubno ka tiran Alshabaab, kadib howlgal…
Digniin cusub oo amni ayaa laga bixiyey weerarro hor leh oo Alshabaab ka fuliso caasimadda Muqdisho, kadib weerarkii shalay iyo…
Maleeshyada Alshabaab oo sii kordhiyey weerarrada ay ka wadaan maamulka Hirshabelele ayaa xalay weerarro ku qaaday degmooyinka Jalalaqsi iyo Buuloburte…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar gaadmo ah ah xalay ku qaaday degaan u…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka badan 10 oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar ay…
Wararka laga heleyno dalka Kenya ayaa sheegaya maleeshiyada Alshabaab oo si weyn u hubeysan ay weerar culus ku qaadeen deegaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor imaad iyo dagaal culus oo caawa ka xaafadda barwaaqo ee degmada Wardhiigley.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu qaaday saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ku…
ALshabaab ayaa sheegatay weerar ka dhacay degaanka Gandershe ee Gobolka Sh/Hoos, kaasoo ahaa is-miidaamin lagu qaaday ciidamo Soomaali iyo Amrican…
