Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bedelay mowqif uu hore u qaatay, isagoo dib ugu soo laabanaya siyaasadda.
Browsing: Xasan Sheekh
Siyaasiyiin, wasiiro hore iyo xildhibaano ka mida kooxdii lasoo shaqeysay madaxweynihii hor ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir ugu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabadda maalinta calanka, isagoo baaq u diray dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lumiyay fursad uu hore uga faa’iideystay madaxweynihii xilka uga horeeyay ee Xasan Sheekh…
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan casho ah waxaa uu la qaatay qaar ka mid…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo kaga qeybgalaya Shirweynahaasi ayaa khudbad ka jeediayay halkaasi.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa lagu arkay fagaarayaasha siyaasadda isagoo dib ugu soo laabtay.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan si weyn baraha bulshada loogu faafiyay oo dhex maray…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sharif Sheekh Axmed ayaa isku arkay xaflad magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Wasiirada, Xildhibaanada iyo taageerayaasha dowladii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn ugu farxay warbixin uu soo saaray…
Dowladda Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weli dagaal kula jirta dowladii xilka uga horeysay ee Xasan Sheekh hoggaaminayay.
Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore meel mariyay miisaaniyad sanadeed uu yeelanayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Iyadoo maanta la xusayo sanadguuradii koowaad ee fashilkii afgembigii dhicisoobay dalka Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya kaalin weyn ka…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay markii ugu horeysay xuquuq uu yeelanayo madaxweyihii hore ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada Bisha Ramadaan.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka iyo xisbiga Daljir,
Kadib muranka ka dhashay hanti-dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji.
Madaxweynaha Turkiga ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed mowqifkii ay ka qaateen inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Maamulka ayaa farriin u diray Mareykanka, isagoo ugu baaqay inay ka fogaadaan waxyeelo…
