Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Wakliilada iyo safiirrada beesha caalamka u jooga Soomaaliya oo…
Browsing: xukuumadda
Waxaa maagalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray wafdi ka kooban wakiilada beesaha caalamka ee arrimaha Soomaaliya, halkaasoo ay kusoo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kadib magaalada Dhuusamareeb uga dhawaaqday dhismaha Guddiga Qabanqaabada Dib u heshiisiinta Galmudug.
Xukuumadda Somalia ayaa shaacisay Abaalmarin loo sameeyay in sanad kasta lagu maamuuso saxafiyadii Hodon Naaleeye ee dhowaan lagu dilay weerarkii…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadla aha ah ee Golaha wasiirrada xukuumadda…
Maxkamadda sare ee dalka iyo Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isku heysta dhismaha Mahad-ka tababarka Garsoorka iyo magacabista Garsoorayaasha.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay sheegeen inuu sio fowdo…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa uga digay xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku sameyso Doorashada Jubaland ee qorsheysan inay dahcdo aakhirka…
Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.
Shirkii toddobaadlaha ee Golaha wasiirrada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),…
Hadal jeedinta waa mid ka mid ah xirfadaha ugu waaweyn ee madaxda u horseedi kara in ay kasbadaan kalsoonida shacabka,…
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalantay Musuqmaasuqa, ayna waqti qaadan doonto, basle ay caddeyn…
Raiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku gaaray heshiis ka kooban shan qodob, iyadoo War-Murtiyeed ayaa…
Xukuumadda Somalia ayaa beenisay in Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud C/qaadir Hilaal shaqada laga joojiyey,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay dadka Dhuusamareeb ayaa sheegay…
Dowladda Somalia ayaa war cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug ka dhaceysa iyo halka ay ka dhici doonto, iyadoo ka hor…
Afhayeenka Gudiga Kormeerka Xajka iyo Xubnaha Gudigda ayaa Beeniyay Qoraal uu Maanta Baraha Bulshada ku baahiyay guddoomiyaha Guddiga Sheekh Cali…
Sheekh Cali Maxamuud (Sheekh Cali Wajiis) oo ka mida culimada sida weyn u taageersan dowladda Somalia, kana mida Guddi ay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay cabsida laga muujiyey Cudurka halista ah ee Ebola oo la sheegay inuu…
