Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan hirgelinta Manhajka cusub ee Waxbarashada oo la…
Browsing: xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa xalay kormeeray Goobihii ay qaraxyada ka dhaceen shalay ee Magalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed.
Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo dadkii lagu laayey dad shacab ah.
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu maalgelinayo dib u dhiska Wadooyinka Gobollada dalka oo qeyb…
Wasiirka arrimaha dibadda Norway haweeneyda lagu magacaabo Ine Marie Eriksen Søreide ayaa maanta socdaal ku timid magaalada Muqdisho iyadoo kulan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda SoomaaliyaXasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Guddiga qabanqaabada xuska sannad guurada 59-aad ee maalmaha xorriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya…
Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ku saabsanaa amar uu kasoo saaray…
Dowladda Federaalka Soomaalia oo soo dhoweysay qaraarka QM ee tirsigiisu yahay 2477 ee ka soo baxay kalankii goluhu yeeshay 31…
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta June ay ku beegan tahay maalinta…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sii xoojisay ololaheeda ku saabsan soo bandhigista daraasadda sahanka Gaaska Somalia, Qandaraas bixinta soo saarista shidaalka lagu…
Wasaaradda Batroolka Dowladda Somalia iyo Shirkadda Spectrum Geo Ltd ayaa shaaciyay jadwalka loo qorsheeyay soo saarista shidaalka Soomaaliya ee hore…
Waxaa soo shaac baxay in wasaaradaha xukuumadda Somalia aysan iska war qabin ama isku khilaafsan yihiin qaabka loola macaamilayo dowladda…
Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo…
Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Somalia oo ku saabsan habraaca Doorashada Maamul…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilowday fulinta tallaabo looga jawaabay xayiraadii ay dowladda Kenya kusoo rogtay mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya oo Visa-ha dalkaasi…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diida iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka.
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey shan safiir oo cusub, kuwaasoo loo dalacsiiyey xil safiirnimo.
Dowladda Somalia ayaa si kulul u cambaareysay weerar la sheegay in Xuuthiyiinta Yeman ay ku qaadeen dalka Sacuidiga, iyadoo gantaal…
