Ergeyga gaarka ah ee qaabilsan Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas Yuusuf Garaad Cumar ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Covid-19.
Browsing: Yusuf Garaad
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, haddana ah Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday (Maxamed C/llaahi Farmaajo)…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu soo saaray ugu magacaabay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf-Garaad Cumar…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa xiriiriyaha wejiga koowaad ee shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa kashifay…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, ahna weriye caan ah ayaa soo bandhigay baahida ay qabaan ciidamada dowladda…
Mas’uul ma jiro, iyo muwaaddin kale toona, ka sarreeya sharciga dalka.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka digay in khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo jeediyey inay ka noqoto go’aankii…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal ku difaacay maamuuskii madaxweynaha Soomaaliya loogu sameeyay dalka Kenya xilligii uu…
Safiirkii dowladda Soomaaliya ugu magacawnaa dalka UK C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay inuu xilka uga tegay dhaqaale darro.
Wararka laga helayo magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya uu kulan la yeeshay Agaasimaha…
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay maxaabiista dowladda Itoobiya sii deysay ee caawa gaaray magaalada Muqdisho.
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga
Iyadoo ay socdaan xafladihii xil wareejinta ee ay wasiirada xukuumadda cusub kula wareegayeen xilalkooda ayaa maanta lagu wadaa inay dhowr…
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, waan ku bogaadinayaa in uu ka qeyb qaato is fahamsiinta Dowlad Goboleedka GalMudug…
Bishii Juun ee 2015 ayay ahayd markii Madaxweynaha Uganda uu sheegay in Shabaab la jebiyay. Marar kale oo badan waxaan…
Waa habeen. Waa Hargeysa. Waa bilihii ugu dambeeyay sannadka 1990. Annaga oo dhowr ah oo howl samafal u soconna ayaan wadannaa…
Cabdi Muxumed Amiin oo ahaa mufakir, hal abuur, bulsho kiciye, jilaa iyo jabhad ayaa hadda ka hor gabay dheer oo…
Siyaasiga iyo weriyaha hore Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qeylo dhaan ka soo saaray baaritaanka ka socda garoonka diyaaradaha Muqdisho,…