Maxkmadda caalamiga ah ee cadaaladda Adduunka (ICJ) ayaa hadda ku dhawaaqeysa go’aanka ay ka qaadata dacwad ay u soo gudbisay Soomaaliya oo ku saabsan muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Go’aanka Maxkamadda ayaa quseeya oo kaliya inay Maxkamaddu dacwadaasi geli doonyo iyo in kale, waxaana haddii go’aankeedu noqdo inay dacwadda Badda ee labada ay galeyso ay noqon doontaa mid guul hordhac ah u noqoneysa Soomaaliya.
DHINACA SARE KA DAAWO MUUQAAL TOOS AH