Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad ka jeedinaya kutlada xisbigiisa AK party, isagoo soo bandhigay xaqiiqada iyo xogta sidii loo dilay saxafiga Sacuudiga ee Jamal Kashoqgi.
Madaxweyne Erdogan ayaa ballan qaaday in xaqiiqada daboolka ka qaadi doono, isla markaana soo badhigi doono dhammaan macluumaadka kiiska dilka Saxafiga oo dunida oo dhan saameyn ku yeeshay.
HOOS KA DAAWO
https://youtu.be/UiXaa3ZorWs