Waxaa magaalada Garowe xilligan ka socda soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo diyaaradii uu la socday ay hadda caga dhigatay Garoonka diyaaradaha Garowe.
Soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo waxaa horkacay madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni, waxaana Farmaajo ka qeyb galayaa caleemo saarka madaxweynaha Puntland oo sidoo kale lagu casuumay madaxda Soomaalida iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah.
HOOS KA DAAWO