Browsing: Xog cusub
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 12 ka mid ah maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saakow ee gobolka…
Qoraal ay qoreen xubno u muuqda inay yihiin sirdoon ku dhex jira Hay’adda Sirdoonka Soomaalida ee NISA, loona diray sarkaal…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii 30-ka Ogost dib ugu soo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sababaha…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa go’aan aan la fileyn ka qaadatay soo dhoweynta loo sameynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Taliye ku xigeenkii hore ee NISA Jen, Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu dhowaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Soomaaliya ayaa afka…
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada…
Agaasimaha sirdoonka dalka Suudaan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Baaritaano amni ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo dhismeyaasha ku dhex yaalla xeydaabka madaxtooyada oo ay ku jiraan wasaarado iyo…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland lagu xiray Xoghayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaare Ku…
Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la xaqiijiyey intii ay talada qabatay ay lacag siisay shirkado Mareykan ah oo…
Kulankii labaad ayaa muddo bil gudaheed ah ku dhex maray magaalada Ankara ee dalka Turkiga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
20 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Guddoonka Baarlamaankaasi u gudbiyey Mooshin ka dhan ah Shirkadda…
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xil cusub u magacaabay taliye ku xigeenkii NISA ee…
Waxaa la is weydiinayaa wixii kasoo baxay booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Jabuuti, taaso ujeedkoodu ahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedelladii ugu weynaa ee Hay’adaha amniga iyo Madaxtooyada Soomaaliya.
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sanad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim…
Waxaa baraha bulshada qabsaday qoraal la sheegay inuu yahay is-casilaad uu gudbiyey agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho isagoo…
Amarrada kasoo baxa maamulka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwo aan la fulin oo ku eg war-saxaafadeed iyo afka baarkii, iyadoo…
