Browsing: Xog cusub
Sii-hayaha wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka maamulka Jubba ayaa xilalkii ka qaaday maareeyeyaashii Garoonka Diyaaradaha & Dekadda Magaalada Kismaayo Cabdullaahi Dhubad Shiil…
Kulankii Khamiislaha ee Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay xarunta Xukuumadda ee Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka baaqsaday kulanka…
Iyadoo dhowaan dowladda Soomaaliya loo soo gacan geliyay Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) oo ah hogaamiye kooxeed hore oo dowladda…
Saraakiil sare oo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay in lagu soo qabtay howlgalkii habeennimo ee Talaadadii ka dhacay degaanka…
Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in howlgalkii xalay saqdii dhexe ka dhacay uu ahaa howlgal ay fuliyeen ciidamo kumaadoos ah…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in howlgal culus ay xalay degmada Awdheegle ku qaadeen ciidamo ajnabi ah…
Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) oo hore uga baxsaday ciidamada Nabadsugidda…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta odoyaal gaaray ilaa 40 xubnood oo ka socda Gobolka Hiiraan u…
Laba fadhi oo qaatay laba maalmood iyo in ka badan 10 saacadood ayaa Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya lagu weydiiyay su’aalihii ugu…
KASHIFAAD: Maxaa xilka looga qaaday Agaasimihii wasaaradda Diinta & Awqaafta xukuumadda Soomaaliya..? UGAARA GOOBJOOGE.COM Waxaa dhowaan xilka wareejiyay Agaasimihii Guud…
Shir madaxeed gaara ayaa la filayaa inuu magaalada Jabuuti uga firmo dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya, waxaana wasiirada arrimaha dibadda…
AKHRI: QAABKA ALSHABAB U QORSHEYSAY WEERARKII BEERTA NABADDA & HOTEL SYL {WARBIXINTA GOOBJOOGE.COM} Kooxda Alshabaab ayaa abaabushay weerar mattaane ah…
UPDATE Hay;adda nabadsugidda ayaa xaqiijisay inuu jiro weerar ay rag hubeysan ku qaadeen Hotelka SYL, waxayna NISA bartooda twitter ku…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood oo dhowaan ka carooday inuu Baarlamaanka ka soo xaadiri waayay wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha nabadsugidda…
Kusimaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ahna wasiirka Cadaallada C/laahi Jaamac Ilkajiir ayaa maanta shir uu isugu yeeray golaha wasiirada ka ansixiyay…
Muuqaal Video sir ah ayaa laga duubay Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida wasiiradii hore ee xukuumadda Soomaaliya iyo…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay caawa magacaabaan ilaa 12 safiiro cusub oo Soomaaliya u fadhin doona dalalka…
Xogta laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan oo ku saabsan shirkii gaarka ahaa ee dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
Qormooyinkeenii hore waxaan ku soo qaadanay dowladda Soomaaliya oo dacwad ku soo oogtay wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta Maxamed…
Faahfaahin hor leh ayaa kasoo baxeysa ninka la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradii Daallo Airlines 2-dii bishan isagoo Laptop…
