Browsing: Xog cusub
Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo guddoomiyaha cusub Sheekh Yuusuf…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo shalay Muqdisho yimid maalin kadib xil ka qaadistiisii ayaa laga…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhowaan xilka laga qaadaya isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee…
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya inay is casileen 6 wasiir oo ay ku jiraan xubno…
War hadda soodhacay ayaa sheegaya in guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) uu xilkii laga…
Madaxda sare ee kooxda Alshabaab oo qalalaase ku saabsan in lagu biiro Daacish ka dhex taagan yahay ayaa bilaabay in…
Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay buuralayda Golis ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maleeshiyada Al-Shabab ee…
Xogta laga helayo Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa tibaaxeysa in isbedel lagu sameeyay guddiga howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee muranka…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xaalad adag ka soo wajahday odayaasha dhaqanka maamulka K/Galbeed…
Xubno cusub ayaa la sheegay in lagu darayo Guddiga Howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan lagu magacaabay qoraal ka soo baxay…
U GAARA GOOBJOOGE.COM Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa heshiis hoose la galay kooxda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa iska fogeeyay magacaabiddii dhowaan xafiiskiisa laga faafiyay ee Guddiga howlwadeenada farsamada ee Madasha…
Khilaaf culus ayaa ka dhashay magacaabidii uu dhowaan Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid magacaabay howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, iyadoo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhaqaaqay tallaabo kale oo shaki gelisay maamul goboleedyada iyo xubnaha golaha…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah u ansixiyay shirkad lagu magacaabo Simatech International Free Zone oo la sheegay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah u saxiixday shirkad gaar loo leeyahay mugdi badan ka jiro cidda leh, laakiin saldhigeedu…
Dowladda Soomaaliya ayaa sii haye safiir u magacawday safaarada Soomaaliya ee magaalada Addis ababa, kadib markii hore xilka looga qaaday…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo socdaal isaga u gaar oon cidna ku wehlin ku…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa Khamiistii 3-dii Bishan September xil ka qaadis ku sameeyay taliyihii ciidamada Milateriga Soomaaliya Gen. Daahir…
Sida aya baahisay wakaalada wararka AFP oo aragtay qoraal qarsoodi ah oo AMISOM la wadaagtay diblomaasiyiin iyo saraakiil reer Galbeed…
