Browsing: Xog cusub
Maxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Shangaani..? (Faaqidaad & Sir culus) Horaantii bishii June ee sanadkan 2015 waxaa isku shaandheyn…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay kulano xiriir ah oo muddo…
Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isku baheystay qorshe qarsoodi ah oo dowladda Soomaaliya ay dib uga laabaneyso dacwadii…
Iyadoo maanta la doortay guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee Galmudug ayaa waxaa guushii hore ee jagada gudoomiyaha Baarlamaanka ay raacday…
Waanwaan cusub ayaa la sheegay inay ka dhex bilaabatay Garabka Ahlu Sunna ee qabsaday Dhuusamareeb iyo dowladda Federaalka Soomaaliya kadib…
Xafiiska hanti-dhowrka Qaranka ayaa soo saaray amar uu ku joojiyay inuu diiwaan geliyo wax kharashaad ah oo ay dowladdu gasho…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa sheegaya in uu buuq weyn…
Waxaa weli ka socda degmada Cadaado dadaalka loogu jiro furitaanka wejiga labaad ee Shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee…
XOG: Taliska Milateriga oo ka hor yimid Warsaxaafadeedkii Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya
Warkii shalay ka soo baxay wasaaradda amaanka xukuumadda Soomaaliya ee ay si cad ugu sheegtay in weerarkii lagu qaaday xildhibaanno…
Wareegto lagu mamnuucayo in Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay heshiisyo iskood ah galaan wixii ka dnmbeeya 18-ka May 2015 ayaa laga soo saaray…
Safiiro ay dowladda Federaalka Soomaaliya magacawday horaantii bishii April ee sanadkan ayaa weli ku guuleysan waayay inay xilalkooda la…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galaya shir goboleed ka socda…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku howlan qorshihii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in maamul KMG ah oo goboleed loogu sameeyo Gobollada…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la xaqiijiyay inuu gadaal ka riixayo mooshinka laga…
Golayaasha fulinta iyo Baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa si weyn uga carooday doorka sii kordhaya ee madaxda maamul goboleedyada dalka kadib…
Kulan ay maanta degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo shirka maamul u sameynta gobolladda dhexe ka socdo ku yeesheen Odayaasha Dhaqanka…
Hanti ka timid dhul dan guud ah oo la iibiyay ayaa lagu maalgelinayaa musharaxnimada mid ka mida shaqsiyaadka u tartamaya…
Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta looga dhawaaqay in Golaha wasiirada ay magacaabeen Taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Asluubta ee…
Odayaasha dhaqanka beelaha ee saldhigga u ah shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ee ka socda degmada Cadaado ee Gobolka…
Arrimaha lagu bartay hogaanka sare ee dalka ka arrimaya (Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud) waxaa ka mida guddoon jilicsan oo kamida…
