Browsing: Xog cusub
Waxaa dhowaan soo baxay warar sheegaya in Isbitaalka Keysaney ee ku yaalada degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho loo bedelayo xabsi uu…
Dhowaan ayay ahayd markii Guddi dalalka deeqda siiya Soomaaliya u qaabilsan kormeerka dhaqaalaha la siiyo dowlada Federaalka Soomaaliya ay caddeeyeen…
Mareegta Wadani.com ayaa ogaatay in shirkad gaar loo leeyahay oo Soomaaliyeed laguna magacaabo Modern Technology Inc si qarsoodu ah loogu…
Taliyaha Hay’adda Nabad suggida Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo maanta shaaciyay hadal yaab leh oo ku saabsan diiwaangelin dadka Muqdisho laga…
Safiirka xilligiisu dhammaaday ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Amerika) ayaa la sheegay inuu ka gaabsaday xil…
Warar xog hoose ay oo Wadani.com heshay ayaa sheegaya in lagu dhawaaqi doono Taliye cusub oo ay yeelaneyso Hay’ada Nabadsugidda…
Dowladda Kenya ayaa xayiraad ku soo rogtay hantida 86 qof oo Soomaali ah iyo shirkado ganacsi oo Soomaalidu ku leedahay…
Beesha degmada Cabudwaaq ayaa wadahadal muddo afar maalmood ah socday kadib ogolaatay inay ka qeyb gasho shirka maamul u sameynta…
Ciidamada Itoobiya ee ka mida ciidamada AMISOM ee ka howgala Goboladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa mugdi geliyay in shirka maamul…
Garaad Guud ee Beesha Warsengali Daarood Garaad Cali Axmed Maxamed oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda maamulka Jubba iyo dadaalka…
Saraakiisha dowladda Kenya ayaa shaaciyay goor dhoweyd in mid ka mida dableydii weerartay Jaamacadda Gaarisa ee lagu dilay 148 ruux…
Dadaalkii loogu jiray in la soo xiro shirka Dhuusamareeb, lana furo shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ee ay gadaal…
Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho iyo idaacadda kale ee ku xiran SKY ayaa mar kale la xiray kadib markii ciidamada…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo furayo safaarado hore xukuumaddu xirtay oo la sheegay in aan…
Dowladda Kenya ayaa shaacisay in nin hore macalin dugsi quraan uga ahaan jiray degmada Gaarisa uu yahay ninka soo abaabulay…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay magacaabidda shan safiir oo Soomaaliya u fadhin doona dalal dhowr ah, sida lagu…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooda maanta uga hadlay arrimo kala duwan waxaa wararka naga soo gaaraya shirkooda oo iminka…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka Alshabaab ku qaaday Jaamacadda Gaarisa ayaa sheegaya in howlgalkii lasoo gabagabeeyay, isla markaana la dilay…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka baaqday socdaalkiisii saddexaad ee la filayay inuu ku tago magaalada Dhuusamareeb…
Waxaa caado u noqotay hay;adaha amniga dowlada Federaalka Soomaaliya inay howshooda ku soo koobanto KA DABA-TAG, waxaana marar badan la…
