Browsing: Xog cusub
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Axmed C/salaan Adan oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa dhowaan ka baaqsaday inuu ka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu muddo saddex maalmood…
Nabad-doon caan ah ayaa la sheegay inuu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka careysiiyay intii ay socdeen wadahadalka madaxweynaha kula jiray…
Dadaalkii loogu jiray maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa qarka u saaran in lagu kala qeybsamo iyadoo madaxweynaha dowladda Federaalka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, isagoo hogaaminaya wafdi ka…
Shirkii dib u heshiisiinta beelaha Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ka socday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa laga…
Kenya waxay ku dhawaaqday inay derbi weyn ay ka dhiseyso xuduudka ay la leedahay Soomaaliya si amaankeeda ay u ilaaliso…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa bilowday dadaal xowli ku socda oo lagu sameynayo maamul goboleed cusub oo ku soo biiraya maamul goboleedyadii…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu toddobaadkan socdaal kale ugu safro dalka Masar isagoo ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” ayaa la sheegay inuu noqday mas’uul u dabran madaxweyne Xasan Sheekh oo…
Waxaa dhowaan soo baxay warar sheegaya in agaasimaha guud ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Joon Nuur Xasan Xuseen oo ah…
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaablisan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa olole balaaran ugu jira sidii dowladda Federaalka ee hadda jirta waqtigeeda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta barqanimadii kulan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn ku guuleysatay inay soo gabagabeyso kiiska Wadaadka caanka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar isagoo hogaaminaya wafdi culus oo ka socda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa maata furay kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto xafiiskiisa kasoo baxday 11-kii Bishan ku kala diray Guddigii Adeegga Garsoorka isagoo cuskaday…
Hogaamiyihii hore ee ururkii Xisbul Islaam, kadibna ku biiray Alshabaab Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ugu danbeyn lagu wadaa in…
Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa la filayaa in maalinta beri loo furo seminaar ku saabsan qaabka wada shaqeynta iyo xiriirinta…
aliyihii ciidamada amaanka madaxtooyada Soomaaliya ayaa laga qaaday xilkii uu ka hayay Villa Somalia iyadoo markii ugu horeysay jagadaasi loo…
