Browsing: Xog cusub
Xubnaha ku magacaaban Golaha Adeegga Garsoorka ayaa qoraal ay soo saareen maanta kadib shir ay ka yeesheen wareegtadii uu madaxweyne Xasan…
Waxqabadka Xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa laga deyrinayaa iyadoo xukuumadani ay ku jirto bilihii ugu horeeyay ee tijaabada ahaa kadib markii…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golihii Adeegga Garsoorka kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha 11-kii…
Sida ay qoreen warbaahinta Masar waxaa saacadihii ugu danbeeyay wax lagu qoslo oo lagu jeesjeeso laga dhigtay khalad uu madaxweynaha…
Iyadoo ay sii kordhayaan hadal heynta ku saabsan xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayay soo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid madaxda ka qeyb galeysa shirka Dhaqaalaha Sharma-sheekh ee xeebta Badda cas, shirkaas oo ah shir…
Hotelka Central ee 20-kii Febraayo qaraxayadu ka dhaceen ayna ku dhinteen dad fara badan oo isugu jira mas’uuliyiin, ciidamo iyo…
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya weerar qorsheysan ay goor dhow ku qaadeen kooxo hubeysan oo Alshabaab ka tirsan kuwaasoo…
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay looguna talogalay in lagu qarxiyo hotelka Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho ayaa caawa fashilmay…
Qarax xoogan ayaa caawa fiidkii ka dhacay agagaarka hotelka Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo la sheegay inuu ka…
Degmooyin Gaajo & Haraad loogu dhimayo iyo Dowladda Federaalka oo jawaab aan aamus ahayn laga waayay
Saddexdii maalmood ee ugu danbeysay waxaa saxaafadda afka Soomaaliga ku hadasha aya baahineysay xaalado bani’aadamnimo oo aad looga naxay, kana…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqat inay deeq waxbarasho siineyso ardayda Soomaaliyeed sida uu ku dhawaaqay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal aan hore loo sii qorsheyn oo…
Kooxda Ahlu Sunna qeybta dagaalka la gashay ciidamada dowladda ee Gobollada Dhexe dibna u qabsatay degmada Guriceel ayaa diiday si…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhexda uga dhacday oo shaacisay inay la wareegtay shirka dib u heshiisiinta beelaha Gobolada Dhexe ee magaalada…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku jira xaalad cakiran oo ka dhalatay isbedelka Ra’iisal wasaarayaasha kadib markii uu xilka la…
Waxaa toddobaadyadii ugu danbeeyay la hadal hayay in xilka laga qaadayo guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka ayaa maanta dib ula wareegtay deeq dawo ah oo dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya, deeqdaas oo…
Wasaaradda ammaanka Qaranka ayaa soo saartay digniin ku saabsan heegan la geliyay ciidamada ammaanka iyadoo ay jiraan xaalado amaandarro oo…
Xukuumada Soomaaliya ee Cumar C/rashiid Ra’iisal wasaaraha ka yahay waxaa u buuxsantay muddo bil ah tan iyo intii kalsoonida ay…
