Browsing: Xog cusub
Heshiis uu kasoo shaqeeyay wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Gen. C/qaadir Cali Diini ayaa galabta lagu saxiixay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.…
Madaxweynaha dowladda Federaalka SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud ayaa soo rogay go’aanno cusub oo ku saabsan qaabka qaabilaadda Madaxtooyada iyadoo caqabado waaweyn…
Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalkii ugu danbeeyay oo ay ku dooneyso inay saameyn ku yeelato xaalada cakiran ee Gobollada Dhexe…
Hay’adda Nabad sugidda Qaranka NISA ayaa maanta shaacisay inay gacanta ku hayso Liibaan Xaaji Maxamed oo lagu tuhunsan ahay inuu…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Diini ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Guriceel…
Shirkii wadahadalka dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa qarka…
Dadaalka maamul u sameynta gobollada Dhexe ee Soomaaliya wuxuu la bilowday khilaafaad iyo isku dhac dhex maray dowladda Federaalka iyo…
Shirka dib u heshiisiinta Gobolada Dhexe ee ka s0cday magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu kordhiyay muddo 25 maalmood ah iyadoo siyaasiyiin…
Qaraxyo ay dhaliyeen madaafiic ayaa maanta ku habsaday agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia iyadoo ilaa shan saalbo lasoo weriyay inay ku dhaceen…
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhibaato weyn oo salka ku heysa dhaqaale daradii ugu ba’neyd iyadoo aanay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda C/weli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa inuu maalint beri…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay jirka haweeneydii isku qarxisay hotel Centrale ay u gacan gelisay sirdoonka Ingiriiska si ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa la sheegay inay soo wajahday xaqiiqada xilka uu ka hayo dowladda kadib…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ciddii ka dambeysay qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu qaaday Hotelka Central ee Muqdisho…
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa si weyn loo gilgilay kadib markii weerarkii ugu horeeyay ee Alshabaab la beegsato uu keenay…
Shir degdeg oo caawa la isugu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan ka socda madaxtooyada, shirkaasi waxaa markii ugu…
Qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay hotelka Central ee magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawacii ugu badnaa ee soo gaara…
Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo baxaya qaraxyadii ka dhacay hotelka Central ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawac…
Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay, General Mukhtaar Afrax, oo ah sarkaal isku darsaday khibrad booliis iyo mid militeri…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya kadib markii uu saacado kooban ku sugnaa…
