Browsing: Xog cusub
Kadib markii la ansixiyay xukuumadda Soomaaliya lagana faraxashay khilaafkii siyaasadeed ee ragaadiyay dowladda muddo shan bilood aha ayaa la filayaa in…
Tan iyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, lagana baxay kumeelgaarka waxaa dalka hogaankiisa qabtay mas’uuliyiin u badan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa toddobaadkan lasoo gudboonaaday inay mar qura dalka ka wada maqnaadaan Madaxweynaya iyo Ra’iisal wasaaraha arrimo shaqsiyeed…
Wasiirkii hore ee Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay wasiirka cusub ee…
Sii-haya wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta sameysay xil wareejintii ugu horeysay ee xukuumadda cusub kadib…
Hay’ada Nabadsugidda Qaranka ayaa xilkii uu hayay ka wareejisay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo Wadani.com…
Barre Aadan Shire (Hiiraale) wuxuu ka mid yahay hoggaamiye kooxeedyada siyaasiyiinta ah ee xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii…
Xukuumadihii ugu danbeeyay ee dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa caadi ka noqday in xilalka wasaaradeed loo doonto si dhaqaale looga tacbado,…
Xaflad maamuus ah, lana soo hormariyay oo lagu soo xirayo kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka ayaa caawa ka dhacaysa xarunta fadhiga…
Ciidamada Amaanka iyo Booliska AMISOM ayaa howgal balaaran saaka ka fuliyay Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir iyadoo guri guri loo…
Golaha wasiirada cusub ee shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka ayaa shirkoodii ugu horeeyay maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkaas…
Xukuumadda cusub ee Cumar C/rashiid ayaa codka kalsoonida ka heshay Baarlamaanka goor dhoweyd kadib markii maanta Baarlamaanku shir isugu yimid…
Shirkii Baarlamaanka ayaa buuq ka bilowday kadib markii xildhibaanada diidan in xukuumada la ansixiyo ay soo jeediyeen in la hakiyo…
Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka oo diidan in la ansixiyo xukuumadda cusub ee la filayo in Beri la horkeeno Baarlamaanka ayaa…
XOG CUSUB: Golaha wasiirada cusub oo hortegaya Baarlamaanka iyo codadka ay ka heystaan xildhibaanada
Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa soo gabagabeeyay olole cod raadis ay oo ay ugu jireen sidii ay…
Xildhibaanada isbaheystay ee Kutlada Badbaado Qaran ayaa maanta la filayaa inay go’aan ka qaataan xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo…
Xubno u badan wasiiro hore oo dib ugu soo laaban waayay xukuumada cusub ayaa wada olole ay ku doonayaan in la…
Xubnaha ka mida Golaha wasiirada cusub ee Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa wada olole ay cod ugu raadinayaan xukuumadii saddexaad…
Qorshaha maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo heer gabagabo ah soo gaaray ayaa qarka u saaran inuu fashilmo kadib markii labada…
Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere) ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga kadib markii uu magacawnaa…
