Browsing: Xog cusub
Golaha wasiirada cusub ee xalay lagu dhawaaqay ayaa shirkoodii ugu horeeya maqribnimadii caawa ku yeeshay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada…
War-Murtiyeed Kulamadii Wadatashi ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland, Jubbaland iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay xukuumad cusub iyo Gole wasiiro oo ka kooban 66 xubnood oo aanu…
Iyadoo la sugayo in lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada cusub ayaa waxaaWadani.com soo gaaraya wararkii ugu horeeyay ee ka hadlaya kala bedel…
[button link=”” icon=”Select a Icon” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]GOOR DHOW……………. FILO………. GOOR DHOW[/button] Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynayaasha saddexda maamul goboleed ee dalka ka jira ayaa maanta kulan gaar…
Xildhibaanno hore u ahaa wasiiro oo iska waayay liiskii ugu danbeeyay golaha wasiirada ayaa maanta hor istaagay in cod loo…
Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho…
Taliyihii Nabadsugidda Gobolka Banaadir Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa la xaqiijiyay inuu isaga tegay xilkii weynaa ee uu ka…
Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji Abdiweli ayaa dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha ammaanka iyo la-dagaalanka argagixisada oo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sii-haya wasiirka Arrimaha dibadda xukuumaddii dhacday u wakiishay inuu saxiixo wixii heshiis ah…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa bilaabay kulamo uu la yeelanayo xildhibaanada baarlamaanka Federaalka oo uu beel beel u…
Dhibanayaasha siyaasadeed ee Muqdisho: Xubno 5 maalmood magacawnaa & xaaladooda (WARBIXIN CAJIIB AH)
Waxaa sii kordhaya dhibanayaasha siyaasadeed ee ay saameynta ku yeelatay isbedelka dhismaha xukuumadaha uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid…
Warar xog-ogaal ah oo ay Wadani.com heshay ayaa sheegaya in wax ka bedel lagu sameynayo 20-kii wasiir ee 27-kii Janaayo uu…
Faarax Sheekh C/qaadir oo kamid ahaa wasiiradii is-riday ee xukuumadii C/weli Sheekh Axmed iyo xubnihii Golaha wasiirada ee shanta maalmood…
Nabad-doon C/llaahi Geedi Shadoor oo ka mid odayaasha dhaqanka ugu waaweyn Koonfurta Soomaaliya, horena u soo noqday xildhibaan ayaa maanta…
Kutlada Xildhibaabada la baxay “Badbaado Qaran” oo ahaa isbaheysigii ugu horeeyay ee xildhibaanada Baarlamanka oo sameysmay kadib khilaafkii siyaasadeed ee…
Baarlamaanka SOomaaliya ayaa hadda u codeeyay in Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid la siiyo 10 maalmood oo dheeraad ah si uu…
Buuq iyo muran ka dhashay codsi uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ka jeediyay Baarlamaanka ayaa hareeyay fadhigii maanta iyadoo xildhibaanadu…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Baarlamanka inay 10 maalmood oo dheeraad ah siiyaan si uu u soo dhiso…
