Browsing: Xog cusub
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa goor dhoweyd hortegay Baarlamaanka iyadoo ay maanta ku ekeyd muddo hore loo siiyay oo…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa galabta maqrib ku dhowaadkii si xoog ah ku jabsaday xafiis ay ku shirayeen Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ku gud jiro isbedel uu ku sameynayo Golaha wasiirada qabyada ah ee uu…
[ad name=”HTML-2″] Siyaasiyiin hore saaxiibo dhow ula ahaa madaxweweyne Xasan Sheekh ayaa si lama filaan ah isu bedelay kana hor…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah ka codsaday Guddoonka Baarlamaanka si uu usoo dhameystiro xukuumadiisa oo hadda ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirkii baarlamaanka u socday lagu go’aamiyay in maalinta Sabtida ah ee 31-ka Bisha…
Xilka wasiir ee xalay loo magacaabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ka mida xubnaha ugu firfircoon xisbiga Madaxweynaha iyo lacag…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari u xil saaray inuu Baarlamaanka ka…
Qaar ka mida wasiirada cusub ee uu xalay ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” ayaa la sheegay inay…
Gole wasiiro cusub ayaa Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ku dhawaaqay 27-kii bishan isagoo shaaciyay 20 wasiir, dibna u…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay 20 wasiir oo ka mida xukuumadiisa cusub, iyadoo ay dhammaantood…
Qeyb ka mida golaha wasiirada xukuumad cusub ayaa la filayaa inuu caawa ku dhawaaqo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali, iyadoo…
Labada isbaheysi e kutlooyinka Baarlamaanka oo kala ah Badbaado Qaran iyo Toosinta Talada Qaranka ayaa markii ugu horeysay soo wada…
Xildhibaanada la baxay Kutlada “Badbaado Qaran” ayaa diidmo hordhac ah ka soo saaray xukuumada cusub ee lagu wado in dhowaan…
Labada Isbaheysiyada xildhibaanada Baarlamaanka leeyihiin oo ka horjeeda siyaasadda kooxda madaxweynaha ayaa markii ugu horeysay shirar degdeg ah ka wada…
Liiska golaha wasiirada cusub ee wax laga bedelay ayaa gabagabo ku dhow kadib markii habeenkii Sabtida ay isla dhameystireen Ra’iisal wasaare…
GOOBJOOGE EXCLUSIVE REPORTS Sii-hayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo sharci darro iyo fadeexad kale…
Socdaalkii taariikhiga ahaa ee madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan iyo wafdigiisii ku yimaadeen Muqdisho maanta 25 Janaayo 2015 ayaa si…
Madaxweynaha dowladda Turkiga Rajab Dayid Ordogan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd oo iminka ah ka soo degay garoonka…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa fadeexad culus dhex fadhiya kadib markii Somaliland iyo Puntland ay beeniyeen…
