Browsing: Xog cusub
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadaadis weyn kasoo wajahay beesha caalamka oo ay ugu horeeyaan Mareykanka iyo…
Markabkii Kalluunka siday ee muranku fadeexada dhaliyay ka taagnaa kadib markii Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo kaashanaya Maxkamada…
Markabkii Kaluumeysi ee laga lahaa dalka Yeman dhowaana laga sii daayay Dekadda Muqdisho kadib markii la sheegay in sharci darro…
Qarax is miidaamin ah oo qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu ka danbeeyay ayaa goor dhoweyd ka dhacay agaagarka…
Golaha wasiirada ee xilka sii haya ayaa markii ugu horeysay muddo ka badan bil maanta ku shiraya xarunta xukuumadda kadib…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa la yimid qorshe cusub oo uu doonayo inuu ku soo dhiso Golaha wasiirada xukuumadda…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa maanta shaaca ka qaaday in la sii daayay Markab lagu…
Deeq daawo ah oo dhan 400 tan kana kooban daawo iyo qalab ayaa soo wada gaartay magaalada Muqdisho iyadoo duulimaadyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa 15-kii Bishan shaaca ka qaaday inay qabatay Markab si sharci darro ah uga kaluumeystay Xeebaha Soomaaliya, siiba…
Isbaheysiga Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen galabta kusoo dhoweeyay go’aankii uu Ra’iisal wasaare dib ula laabtay…
Golaha Baarlamaanka ayaa maanta ka shiray qoraal uu soo gaarsiiyay Ra’iisal wasaare CumarC/rashiid kaasoo lagu kala diray xukuumadii uu dhowaan…
Waxaan halkan akhristayaasheena idinku soo gudbineynaa Warqadii qoraalkii ee Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku kala diray xukuumadii cusbeyd ee uu…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay xarunta guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa caawa maqribkii shir degdeg ah xarunta Villa Hargeysa ee fadhiga guddoonka Baarlamaanka kula…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa shaaca ka qaaday inuu kala dirayo xukuumadiisa muranka ka taagnaa ee la filayay in berito…
Wadani.com waxay halkan idinku soo gudbineysaa sida Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya loo magacaabay iyo sida ay mas’uuliyiinta kala duwan…
Shir gaar ah oo shalay yeesheen Golaha wasiirada cusub ee la magacaabay oo uu guddoominayay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ogolaaday wax ka bedel iyo isku shaandheyn lagu sameeyo…
Codsigii Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ku dalbaday in dib loogu dhigo waqtiga codka kalsoonida loo qaadayo xukuumadiisa ilaa…
Codsigii Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ku dalbaday in dib loogu dhigo waqtiga codka kalsoonida loo qaadayo xukuumadiisa ilaa…
