Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»WAR CUSUB: Shariif Xasan Xildhibaan caan ka ah Beesha Ogaadeen u soo sharxaya Guddoomiye Baarlamaan

    WAR CUSUB: Shariif Xasan Xildhibaan caan ka ah Beesha Ogaadeen u soo sharxaya Guddoomiye Baarlamaan

    November 19, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wada qorshe uu xildhibaan caan ah oo kasoo jeeda Beesha Ogaadeen ku soo sharxayo.

    Qorshaha Shariif Xasan ayaa markii hore ahaa inuu xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Aqalka hoose u sharxo xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig, laakiin waxaa culeys weyn uga yimid madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid, waxaana hadda socda loo wareejiyay xildhibaan kale.

    Xildhibaan C/wahaab Ugaas Xuseen oo dhowaan xilka Aqalka hoose ka soo galay magaalada Baydhaba ayaa la sheegay inuu Shariif Xasan u soo bandhigay isbaheysi siyaasadeed oo keena inuu isu sharxo guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka.

    cwahabx
    Xildhibaan C/wahab Xuseen

    Shariif Xasan ayaa u sharxan madaxweyne, waxaana uu olole ugu jiraa inuu Beesha Daarood ku riixo xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya si ay markaas ugu suuragasho beelaha Digil iyo Mirifle inay tartan u galaan xilalka madaxweynaha ama Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

    Xildhibaan C/wahaab Khaliif ayaa hore u soo noqday Ra’iisal wasaare ku xigeen, wuxuuna saaxiib dhow la yahay madaxweynaha Puntland iyo madaxweynaha Jubbaland iyadoo aan la ogeyn sida uu ku aqbali karo qorshahan.

    Qorshahan oo Shariifka ka fashilmay sanadkii 2012 markii uu guddoomiye Baarlamaan u soo sharxay Cali Khaliif Galeyr ayaa mar kale ciyaaraya Qamaar siyaasadeed oo aan la ogeyn inuu ku guuleysan doono.

    Wadani.com

    C/wahab Ugaas Xuseen Doorashada2016 K/Galbeed Shariif Xasan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Sawirro aan la fileyn oo laga baahiyay Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump
    Next Article Beelaha Harti ee Somaliland oo ka hor yimid Go’aanadii Guddoomiya Jawaari [Akhri Qoraal]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo