Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Weerrar lagu galay Hotelka Caan ah oo lasoo afjaray 12 saacadood kadib magaalada Kabul

    Weerrar lagu galay Hotelka Caan ah oo lasoo afjaray 12 saacadood kadib magaalada Kabul

    January 21, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidammada ammaanka ee waddanka Afghanistan ayaa soo gebagabeeyay weerrar socday 12 saacadood oo rag hubeysan ay ku galeen hoteel nooca lagu raaxaysto ah oo ku yaal gudaha magaalada caasimadda ah ee Kabul, waxaa sidaas sheegay ciidammada ammaanka.

    Lix qof oo rayid ah oo ay ku jirto haweeney ajnabi ah ayaa ku dhintay hoteelka Intercontinental ee Kabul, waxaa kaloo goobta ku dhintay saddexda qof ee weerrarka soo qaadday, wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sidaasi sheegtay.

    Ilaa iyo 160 qof ayaa la soo badbaadiyay kaddib markii ciidammada Afghanistan ay xalay oo dhan u dagaalamayeen sidii ay dhismahaasi gacantooda dib ugu soo celin lahaayeen.

    Su’aalo ayaa la waydiiyay sida raggaasi sida xooggan u hubaysan ay ugu suuragashay inay galaan gudaha hoteelkan sida weyn loo ilaaliyo.

    Hoteelka Kabul wuxuu kaga yaallaa meel muhiim ah
     Hoteelka Kabul wuxuu kaga yaallaa meel muhiim ah

    Hoteelka Intercontinental oo ka mid ah hoteelada ugu caansan dalkaasi ayaa ku yaalla goob taariikhi ah, waxaa uuna aad uga dhex muuqdaa dhismooyinka kale ee ku yaalla caasimadda.

    Hoteelkan ayaa ah mid aad loo ilaaliyo, waxaana uu leeyahay bara koontarooll oo dhowr ah. Ilaa iyo haddana ma cadda sida ay raggani dableyda ah ugu suurtagashay inay gudaha u galaan.

    Hoteelkan ayaa toddobo sano ka hor waxaa weerar kan lamid ah ku qaaday mintidiinta Taalibaan, kuwaasi muddo shan saacadood ah ay ciidamada ammaanka kula dagaalamayay gudaha hoteelka, ka hor inta aan la dilin, waxaana halkaasi ku dhintay dad ka badan labaatan qof.

    Hoteelkan Intercontinental ayaa tobankii sano ee la soo dhaafay ka turjumayay kobaca dhaqalaaha ee dalkaasi. Waxaa albaabada loo furay muddo haatan laga joogo in kabadan nus qarni.

    Afghanistan Caalamka Kabul Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLaba ka mida Dhalinyarrada Gacan-yareyaasha Farmaajo & Kheyre oo xilal sare looga magacaabay G/Banaadir
    Next Article Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaangelin ku soo rogtay Dhaqaatiirka Ajaaniibta ee ka howlgala Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo