Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan C/llaahi M. Nuur: “Xajka Sanadkan waxaa loo xiray sidii waddooyinka Xamar oo kale…” [Akhriso Documentiyo]

    Xildhibaan C/llaahi M. Nuur: “Xajka Sanadkan waxaa loo xiray sidii waddooyinka Xamar oo kale…” [Akhriso Documentiyo]

    July 12, 2018Updated:July 12, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka iyo kooxda Qabyo ee dowladii Hore ayaa sheegay inuu xajka sanadkan ay xukuumadda Soomaaliya u xiratay sida wadooyinka magaalada oo kale.
    Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayu uga hadlay sida Xajkan sanadkan loo maamulay iyo muranka ka taagan, isagoo sheegay inuu jahawareer weyn ka dhashay xajkii sanadkan, markiiĀ  howlihii xajka la dhex geliyay dano shaqsiyadeed sida uu yiri.
    HOOS KA AKHRISRO QORAALKA XILDHIBAANKA
    Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan Muwaadiniin Soomaaliyeed oo isu soo diyaariyay gudashada Acmaasha Xajka ee sanadkan, waxayna ka kala yimaadeen goballada dalka, balse waxaa nasiib darro ah inay Xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ummaddii gelisay jahawareer ah inay garan waayeen shacabka Soomaaliyeed meel ay u doontaan Visihi Xajka iyo cid ay kala macaamilaan, kaddib markii lagu dhex milay howlaha xajka dano shakhsiyaad/shirkado gaar ah howlihii Xajkana waxaa loo xanibay dano ganacsi iyo kuwa siyaasadeed, lamana siin wax tixgelin ah shacabka duruufaysan ee doonaya in ay soo gutaan acmaasha xajka sanadkan 2018/1439 Hijriyadda.
    Haddaba waxaan Madaxda Qaranka ugu baaqayaa inay ka tanaasulaan tixgelinta masaaliixda shakhsiyaadka gaarka ah lana tixgeliyo maslaxadda Xujayda Soomaaliyeed loona fududeeyo oo loo fasaxo shirkadaha ruqsada ka haysta labada dal in ay daabulaan xujayda maadaama waqtigi Visaha la dablbi jiray uu sii idlaanayo mudadii xajkana ay ka harsan tahay 1 bil oo kaliya, halka aan weli wax Visa ah la soo saarin, iyadoo Sanadkaan Soomaaliya loo qoondeeyay tiro ka badan 9 kun oo ruux inay soo xajiso, mana harin muddo lagu soo saaro 9 kun oo Viso, isla markaana lagu daabulo 9 kun oo ruux.
    Waxaan mar kale xusuusinayaa in ay madaxdu mas’uuliyad gaar ah iska saarto arrimaha xajka, halka ay ku mashquuleen in ay shaqada ka cayriyaan kolba Wasiirka ama sarkaalka kale ee wax yar ka xishooda in ummadda la dhibo una fikira sidi loogu dhimri lahaa, waxaa kale oo aan mar walba aragnaa warqado isburinaya kana soo baxaya xafiisyada laanta fulinta ee dalk oo aan ahayn kuwa ka turjumaya maslada dalka welibana meel ka dhac ku ah sharafta iyo karaamadada dowladnimo loogna gol leeyahay dano gaar ah.

    Waxaan sidoo kale la soconnaa in Wasiirki labaad arrimahan dartood shaqada looga ceyriyay, sidoo kale saarkiil kale shaqada looga fadhiisiyay, waxaana layaab ah in markii u horeysay in Acmaashii Xajka ee sanadlaha ahaa uu qalqal u galo dano shakhsiyadeed iyo mid siyaasadeed oo laga wado Xafiisyada ugu sareeya dalka.

    FADLAN WADADA XAJKA FURA!

    No automatic alt text available.

    No automatic alt text available.

    No automatic alt text available.

    No automatic alt text available.

    Baarlamaanka Jubba Airways Xajka Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo shaaciyey inuu awood ku heystay Madixii Sirdoonka Itoobiya
    Next Article Alshabaab oo shaacisay Magaca & Beesha uu kasoo jeedo mid ka mida Raggii fuliyey Weerarkii Otto Otto

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo