Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Cabdi Shire: “Xildhibaanadu ma ogolaan doonaan in Qof ajnabi ahi madax ka noqdo Bankigeena Dhexe”

    Xildhibaan Cabdi Shire: “Xildhibaanadu ma ogolaan doonaan in Qof ajnabi ahi madax ka noqdo Bankigeena Dhexe”

    January 13, 2019Updated:January 13, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) ayaa ka hor yimid qorshaha dowladda Somalia ku dooneyso in qof ajnabi ah loogu dhiibo maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

    Xildhibaanka oo ka mida  xubnaha sida wey u taageersan dowladda hadda jirta ayaa sheegay in  Kalfadhigii baarlamaanka ee shalay baaqday ay aheyd in looga doodo wax ka badalka Xeerka Maamulka Bankiga dhexe oo ay soo ansaxiyeen Golaha wasiirada.

    “Sharci No. 130, qodobka 4aad waxaa uu ka hadlayaa maamulka bangiga dhexe oo faqrada 1aad ee qeybta 4aad ka hadlaya maamulka sida; inay ka koobnaadaan guddoomiye, ku-xigeen iyo 5 kale oo fulinta ku jirin. Sharuudaha laga rabo gudoomiyaha waxaa ka mid ah in uu Soomaali yahay kana soo shaqeeyay dalka gudahiisa..” ayuu yiri xildhibaan Cayaarjecel oo soo xigtay sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

    Xildhibaan Cabdi Shire ayaa sheegay inay soo gaareen in sharuudahaas la laalayo si ay jagadaas ugu tartami karaan dad aan dhalasho Soomaali ah heysan. wuxuuna yiri: “Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku wargalinayaa in xildhibaanada Soomaaliyeed ay ka gudan doonaan waajibaadka ka saaran arrintaan, aysana ogaalaan doonin in qof ajnabi ahi uu madax ka noqdo Bangigeena Dhexe…”

    Waxaa sii kordhaya diidmada dadka Soomaalida ah kala hor yimaadeen qorshaha dowladda Federaalka ee ah in nin ajnabi ah una dhashay dalka Ingiriiska loo dhiibo guddoomiyenimada Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO NINKA LOO WADO BANKIGA DHEXE EE SOMALIA

    Maxaad ka taqaan Ninka Madaxda Dowladda Somalia u xusheen inuu noqdo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe..?

    Baarlamaanka Banklga Dhexe Cabdi Shire Cayaar jecel Nigel Roberts Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha cusub ee Puntland oo saaray Amarkii labaad isagoon Xilka la wareegin [Akhriso wareegto]
    Next Article FAAQIDAAD: Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ajnabiga uga doortay Wadaniyiinta..? [Akhriso laba Qiso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo