Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan isu bedelay sarkaal oo amarro dhinaca amniga ah kasoo saaray Muqdisho

    Xildhibaan isu bedelay sarkaal oo amarro dhinaca amniga ah kasoo saaray Muqdisho

    March 3, 20162 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn ugu kacsan xukuumadda ayaa amarro la yaab leh soo saaray isagoo ka hadlaya xaalada amniga Muqdisho oo uu ku tilmaamay mid faraha ka baxay oo halis ah.

    Xildhibaankan oo dhowaan ka soo laabtay Puntland, horena u sheegay in wax maxkamad ah ka jirin Muqdisho guri uu walaalkii leeyahayna looga heyso ayaa hadda isu bedelay sarkaal amni wuxuuna si toos ah ula hadlay waalidiinta magaalada Muqdisho.

    “Waxaan ugu baaqayaa waalidiinta Soomaaliyeed in ay caruurtooda ka ilaaliyaan goobaha dadku isugu yimaaddo, sida; Xeebta Liido, Beerta Nabadda iyo goobaha kale, inta dalka Amnigiisa meel la saarayo” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Barre oo intaas ku daray in saraakiisha ammaanka loo dhiibay aanay aqoon fiican u lahayn howlaha loo xil saaray.

    “Shacabka waxaan uga digayaa, carruurahooda galbaha Khamiista iyo Jimcaha u soo dirayaan beerta nasashada xorriyadda oo Xamarweyne ku taalla, waana inay ka joojiyaann caruurtooda meelaha bulshadu isugu tagtana socodka badan ha la joojiyo ha laga digtoonaado, aadna ha looga feejignaado” ayaa ka mid ahaa wareysi uu xildhibaan Cabdi Barre siiyay idaacadaha  Muqdisho.

    Kadib weeraradii Xeebta Liido dadka Soomaaliyeed waxay qaadeen ololeyaal ay ku caddeynayaan inaysan ka hari doonin tegista Alshabaab, taasoo cinwaan u ahayd olole weyn oo lagu diidan yahay argagax dadka, waxayna dadka Muqdisho ku caan baxeen inaysan shaqadooda u dhigan cabsi qarax.

    Waa markii ugu horeysay ee xildhibaan Soomaaliyeed uu sidaa uga hadlo xaalada Muqdisho, iyadoo xildhibaanada uu ka mid yahay Cabdi Barre ay ku nool yihiin Hoteelada Muqdisho oo ah bartilmaameedyada weerarada Alshabaab, wuxuuna baaqani u muuqdaa mid lagu taageerayo rabitaanka Alshabaab.

    Wadani.com

    Amniga Muqdisho Xildhibaan Cabdi Barre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliye Tuuryare: Halyey la xaqiray.! [Fallanqeyn]
    Next Article Itoobiya ooo ciidamo u dirtay Dhuusamareeb & fariisimo ay ka sameysteen Magaaladaasi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo