Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaanad Sareedo: “Waan qaadaneynaa laaluush, cid aan ka baqeyno ma jirto”

    Xildhibaanad Sareedo: “Waan qaadaneynaa laaluush, cid aan ka baqeyno ma jirto”

    November 5, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    XILDHIBAANADA SAREEDO MAXAMED CABDULLE
    XILDHIBAANADA SAREEDO MAXAMED CABDULLE

    Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdulle oo ka mida xildhibaannada Soomaaliyeed ayaa hadal la yaab ka jeedisay maanta kulankii Baarlamaanka oo ka socday xaruntooda Muqdisho, ayna qaar ka mida xildhibaanadda ku soo dareen dood ku saabsan hadalkii kasoo yeeray ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo ku saabsanaa inay laaluush la siiyay qaar kamida xildhibaannada si mooshin looga keeno xukuumadda.

    Xildhibaan Sareedo ayaa sheegay inay qaadanayaan laaluush oo aanay jirin cid ay ka baqayaan, isla markaana aan loo diidi karin, taasoo la yaab ku riday xildhibaanadii madasha shirka fadhiyay, waxaana sacab weyn ugu dhuftay qaar ka mida xildhibaanadii ku lug lahaa laaluushka.

    [blockquote style=”1″]”Waan qaadaneynaa laaluushka, cid aan ka baqeyno ma jirto, cid noo diidi kartana ma jirto, maxaa loo cabsanaa….”[/blockquote]

    Ereyada kasoo yeeray xildhibaannad Sareedo ayaa  ah kuwo laga xumaado oo qaawineysa xaalada qaar kamida xildhibaannada, sidoo kale Xildhibaannadan waxay Soomaaliya u meteshaa Baarlamaanka Afrika, waxayna degan tahay magaalada Kambala ee dalka Uganda.

    Shirka baarlamaanka ayaa maanta dibadda looga saaray saxaafadda laakiin Wadani.com ayaa ilo gudaha Barlamaanka ah ka heshay warkan sida caadada u ahayd, waxayna bulshada Soomaaliyeed u soo gudbineysaa xaaladda madaxdooda iyo kuwa metela ku sugan yihiin.

    Baarlamaanka ayaa hore ugu kala qeybsamay khilaafka madaxda dowladda ka dhaxeeya, waxayna siyaabo kala duwan laba garab oo ka mida xildhibaannada ugu kala shireen Muqdisho iyagoo iska soo horjeedo, taasoo muujineysa heerka uu gaaray khilaafka hay’adaha dowladda Federaalka.

    Wadani.com

    London Office

    OGEYSIIS: FADLAN DHOWR XUQUUQDA WEBKA, HADDII AAD DOONEYSO INAAD WARARKA GOOBJOOGE.COM QAADATO, OGOLAASHO WEYDIISO MAAMULKIISA AMA KU XUS XIGASHADA SIDA SHARCIGA AH

     

    [ad name=”HTML”]

    laaluush SAREDO
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBaarlamaanka oo iyagoo laba garab ah ku kala shiray Muqdisho
    Next Article Ra’iisal Wasaaraha oo ku gacan seyray waanwaan ay soo jeedisay IGAD

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo