Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaano kale oo ka baxaya Garabka Madaxweynaha iyo Ganacsato taageertay Ra’iisal wasaaraha (Xog cusub)

    Xildhibaano kale oo ka baxaya Garabka Madaxweynaha iyo Ganacsato taageertay Ra’iisal wasaaraha (Xog cusub)

    November 23, 2014Updated:December 16, 20141 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaano hor leh ayaa ka baxaya liiska tageerayasha madaxweynaha ee saxiixay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxayna xogta Wadani.com heshay ay sheegeysaa in 5 xildhibaan aya qaarna ka duuleen garoonka diyaaradaha Muqdisho markii lagu qanciyay inay ka tanaasulaan mooshinka oo ku biiraan kooxda taageersan Ra’iisal wasaaraha ama ay dalka isaga tagaan oo la siiyo sahaydii safarka.

    Xildhibaano hadda gaaraya 13 ayaa Muqdisho uga tegay qorshahan xanbaarka ah oo ay xildhibaannada mooshinka saxiixay ee dib uga laabtay ay qaarkood doorteen inay tallaabadaas qaataan. Waxaa kaloo jira ilaa 6 xildhibaan oo si rasmi ah uga laabtay mooshinka. Kooxda ololaha Ra’iisal wasaaraha wada ayaa ka rajo qabta inay yareeyaan tirada saxiixday mooshinka oo qaarkood markii horeba dalka ka maqnaayeen.

    Wararka qaarkood ayaa sheegaya in kooxda Ra’iisal wasaaraha aya dhaqaale ka heshay ganacsato Soomaaliyeed oo dhowr ah kuwaas oo Ra’iisal wasaaraha dhinaciisa markii ugu horeysay ka qaaday culeyskii ka heystay dhinaca dhaqaalaha, waxaana dagaalka siyaasadeed ee Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha u muuqdaa inuu lugaha la galay dhinacyo fara badan oo kala ujeedo ah.

    Wadani.com
    London

    [ad name=”HTML”]

    Dhaqaale Xildhibaanada madaxweynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirka beri ee Baarlamaanka oo la isku bir tumanayo (Xogtii ugu danbeysay)
    Next Article FADEEXAD KU SOO BAXDAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA (AKHRISO DOKUMENTI  CADDEYN AH)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo