Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG CULUS: Golaha wasiirada cusub oo gabagabo ku dhow iyo wasiiro baxay & kuwo soo noqonaya

    XOG CULUS: Golaha wasiirada cusub oo gabagabo ku dhow iyo wasiiro baxay & kuwo soo noqonaya

    January 26, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Liiska golaha wasiirada cusub ee wax laga bedelay ayaa gabagabo ku dhow kadib markii habeenkii Sabtida ay isla dhameystireen Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo wasiir Faarax Sheekh C/qaadir, xilligaas  oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku maqnaa tacsidii Boqor Cabdallaha Sacuudiga.

    Wararka Wadani.com heleyso ayaa sheegaya in isbedelku saameeyay oo kaliya ku dhowaad 25% wasiiradii uu hore ula noqday Cumar C/rashiid. Waxaa soo wada noqonaya inta badan 4tii wasiir ee diidmada laga hor keenay, inkastoo jagooyinkoodii loo bedelay.

    WASIIRADA-MADAXWEYNE

    Xuseen Cabdi Xalane ayaa dib ugu noqonaya wasiirkiisii maaliyadda iyadoo madaxweynuhu si weyn ugu dhegan yahay.

    Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu wadaa in wasaarad kale oo uu wax ka yaqaan loo wareejiyo.

    C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa isna wasaaradda Amniga muran uga jiraa oo la filayaa in wasaarad kale lagu qoro inkastoo madaxweynuhu ku dhegan yahay.

    C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dib ugu soo laabana wasaaradda arrimaha gudaha, laakiin waxaa dhibaato weyni ka heystaa beeshiisa oo aanu taageero ka heysan iyo xildhibaanada, waana arrinta ugu dambeysa ee aan xal loo helin.

    Wasiiradii hore loo magacaabay ee aan dib u soo laabaneynin waxay ilaa hadda gaarayaan 4 wasiir iyadoo qaarkood rajadoodu liidato, lagana yaabo in waqtiga ugu danbeeya laga tiro liiska.

    Isbaheysiga kutlada e la baxday “badbaadi Qaran” ayaa la siiyay wasiiro ilaa 7 ku dhow oo ay ku jiraan saddex hore ugu jiray xukuumadii hore. Waxaana isbaheysigan uu qarka u saaran yahay inuu kala jabo haddiiba ay dhacdo in sida lagu wado qaar kale oo ka mida wasiiro helaan.

    Isbaheysiga kale ee “Toosinta talada Qaranka” oo ay hogaamiyaan xubno ay ugu cadcad yihiin C/llaahi Goodax Barre, Fowsiyo Xaji Adan iyo Cabdiraxman Xoosh ayaan wax rajo ah ka qabin inay wax ka helaan golaha wasiirada cusub, waxa kaliya oo ay isku diyaarinayaan waa inay ka hortagaan codkana u diidaan, iyagoo dadaalkoodu yahay inay la dagaalamaan madaxweyne Xasan Sheekh.

    Golaha wasiirada ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo ugu badnaan labada maalmood ee soo socota, waxaana ka haran jagooyin dhowr ah oo la sugayo in go’aankii ugu danbeeyay laga gaaro.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    GOLAHA WASIIRADA CUSUB Wasiiro dib u soo noqonaya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS & FADEEXAD: Wasiir C/raxmaan Beyle oo xil ka qaadis ku sameeyay safiir caan ah mid kalena magacaabay
    Next Article XOG CUSUB: Labadii Isbaheysi ee xildhibaanada oo goob qura shir uga socdo iyo Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo