Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CULUS: Miyaa la casilay mise waa is casilay Wasiirkii Gaashaandhigga Soomaaliya..? [Akhriso]

    XOG CULUS: Miyaa la casilay mise waa is casilay Wasiirkii Gaashaandhigga Soomaaliya..? [Akhriso]

    November 7, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadani.net ayaa ogaatay sababtii keentay inuu xilka iska casilo Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed oo xilka ka tegay 12-kii Oktoobar 2017.

    Is-casilaadda Wasiirka ayaa looga dhawaaqay kulankii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaalia [Akhriso Warkan], iyadoo markaas lagu micneeyay arrimo shaqsi ah oo wasiirka lasoo gudboonaatay.

    Baaritaan ay sameystay Wadani.net ayaa caddeynaya in is-casilaadda wasiir C/rashiid uu ka danbeeyay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka dalbaday, kuna cadaadiyay inuu is casilo, xilkana ka tago, taasoo ay ugu wacneyd arrimo lagu helay wasiirka.

    Wasiirkii Gaashaandhigga iyo Taliyihii ciidamada ee is casilay
    Wasiirkii Gaashaandhigga iyo Taliyihii ciidamada ee is casilay

    Xogta ayaa sheegeysa in wasiirkii hore ee Gaashaandhigga uu ku lug yeeshay musuq la xiriira saanad loo soo iibiyay ciidamada milateriga oo kharashaad dheeraad ah uu saartay, iyadoo caddeymo la hordhigay madaxda sare kadib loogu yeeray inuu xilka banneeyo.

    Inkastoo wasiirku isku dayay inuu xilka sii joogo haddana madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeystay, taasoo keentay inuu xilka banneeyo, kuna dhawaaqo is-casilaad, wuxuuna wasiirka maalintii uu is casilay kadib kulan la yeeshay qaar ka mida xildhibaanada beesha uu kasoo jeedo.

    Is-casilaadda wasiir C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa noqotay mid aan laga sal gaarin xaqiiqdeeda ka hor qormadan iyadoo Taliyihii ciidamada xoogga dalka Jen. Axmed Jimcaale Cirfiid oo isna isla maalintaas istiqaaladiisa lagu dhawaaqay uu madaxweyne Farmaajo ku qancin waayay inuu ka laabto is-casilaada.

    Wadani

    DEGDEG: Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

    C/rashiid C/llaahi Maxamed Farmajo Top Wasiir is casilay Wasiirka gaashaandhigga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Qatar oo Soomaaliya ka taageereysa Dagaalka Alshabaab & Xaaladda Amniga
    Next Article DHAGEYSO Madaxweyne Farmaajo: “Dagaalkii waa socdaa, fadhi ma yaallo, cid Soomaaliya u maqan ma jirto…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo