Browsing: Xulashada
Ilhaan Cumar oo asalkeedu yahay Somali, kana mida xubnaha cusub ee Koongareeska Mareykanka ayaa mar kale dhexda u ghashay Dood…
Warbaahinta Kenya ayaa ka hadashay qiso naxdin leh oo ka dhacday xaafadda Soomaalida u badan tahay ee magaalada Nairobi, halkaasoo…
Waxaa si weyn baraha bulshada loogu hadal hayaa dood ku saabsan sawirro uu saaka dadka la wadaagay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan in Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow uu ku guuleystay Dacwaddii Maxkamadda Racfaanka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar diiday in haweeney Mareykan ah oo hore ugu biirtay kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wilkiisa u magacaabay Taliyaha ciidamada dalkaasi oo ah xilka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi.
Weriye kale oo caan ah oo ka tegaya Laanta Af-Somaliga ee BBC-da [Shaqaalihii London oo la fasaxay.]
Weriyihii labaad oo ruugcaddaa ah ayaa ka tegaya idaacadda BBC-da Laanteeda Af-Soomaaliga oo shaqadeeda oo dhan loo soo wareejinayo xarunteeda…
Mid ka mid weryiyeyaashii ugu caansanaa Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da ayaa la shaaciyey inuu ka tegayo idaacadaasi, isagoo gelaya howlgab.
Haweeneyda ka tirsan Koongareeska Mareykanka ee asalkeedu Soomaalida ah Ilhaan Cumar ayaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka…
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa jawaab kulul u dirtay madaxweyeaha Mareykanka Donald Trump oo ugu baaqay inay…
Waxaa baraha bulshada si weyn loogu hadal hayey dood ka dhalatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo shalay ku tukaday…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray weerarka afka ah ee lagu qaaday gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka…
Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa Boolisku soo farageliyay Bandhig buug Jacayl ah oo ay ka ayb galeen dhallinyarro badan,…
Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da oo dhowaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejiyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa qaadatay…
Xisbiga Xoreynta Dalka ee dalka Aljeeriya aya ku dhawaaqay maanta in madaxweynaha dalkaasi C/casiis Butafliqa uu mar shanaad u tartami…
Siyaasi garabka midig ee cunsuriyeen dalka Holland ka tirsan oo si weyn uga horjeeday diinta islaamka ayaa noqday muslim.
Sanooyinkaan dambe waxaa soo badanayay in Qaraxyo lala beegsado goobaha Dadka rayidka ah ku badanyihiin sida Maqaayadaha, Hoteelada, Waddooyinka iyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Xaaskiisa ayaa loo ogolaaday inay korsadaan oo aabe iyo hooyo u noqdaan canug agoon…
Aabaha dhalay Laacibka dalka Qatar ee Akram Cafiif oo qeyb weyn ka qaatay guushii xulka dalkaasi ee koobka Aisa ayaa…
Shabeel ku fakaday magaalo ku taalla dalka India ayaa dhaliyey dagaal muddo lix saacadood ah ka dhex socday dadka magaaladaasi…
