Browsing: Qormooyinka
Xil qaadistii jumlada ahayd ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dhawaaqay shalay ka sokow sharcinimadeeda iyo dariiqa loo maray waxaa markiiba…
Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta loo magacaabay Taabit Cabdi Maxamed.
Rajo badan ayaa dadku ka qabaan inuu dalku ka dhaco isbedel keena in lala dagaalamo musuqmaasuqa ragaadiyay dowladda, waana sida…
Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib…
Safiir ku xigeenka cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalad Nairobi ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay dood qabsatay baraha…
Soomaaliyey I Maqal Ilaa iyo waagii dowladnimada Soomaaliya ay dhalatay 1960kii, mar kasta waxaa jiray caqabado ay shacabka Soomaaliyeed la…
Bishii June sanadkii 2015 ayaa waxaan tagay magaalada Jig jiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI), anigoo ka socday Dowlada…
Wasiiru dowlihii madaxtooyada Soomaaliya ee xukuumadda waqtigeedu dhammaaday Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kululu ku qaaday madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Soomaaliya waxaa hadda ka jira dhibaatooyin fara badan oo ay ugu daran tahay abaarta, si aan ugu kuur galo saamaynta…
Waxaan faaladan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo inta wasaaradood ee uu qaadi karo dalkeena Soomaaliya iyo waliba nooca wasiir…
Maqaalkan waxaan ku eegayaa ama ku falanqeynayaa xaalada Dowlad Goboleedka GalMudug, iscasilaada Madaxweynaha GalMudug, caqabadaha jira iyo fursadaha ka dhalan…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax wuxuu ka mid yahay madaxda hay’adaha waaweyn ee dalka ka jira,…
Weligeey iskumaan deyin mas’uul la doortay sida Madaxweyne iyo Guddoomiye Baarlamaan ama mid la magacaabay sida Ra’iisal Wasaare iyo Wasiir…
DHISMAHA GOLAHA GARSOORKA IYO GOLAHA DEEGAANKA MUQDISHO (CITY COUNCIL) Madaxweynaha la doortay ayaa waxaa looga fadhiyaa dhismaha labo arrimood oo…
Waxay ahaayeen koox kasoo jeeda bulshada rayidka ah, oo dhinaca waxbarashada heer fiican ka gaartay, waxay isugu jireen macalimiin, aqoonyahano…
Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka, Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed waa tallaabo fiican oo aad hore u qaaday markii aad magacwday, Ra’isal Wasare…
“Norske Hassan ny statsminister i Somalia” Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo…
Madaxweyne Farmaajo ayaa loo caleema saaray xilka madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya xalfad heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday…
Aniga waxay ila tahay Soomaaliya Amnigeeda inaan lagu sugi karin lacag la bixiyo ee waxaan u baahanahay ISTAATIIJIYAD QARAN OO…
Siyaasaddu ma lahan saaxiib joogto ah laakin waxay leedahay Maslaxo joogto ah. Asal ahaan waxaa la rumaysan yahay siyaasiga Gen.…
