Browsing: Qormooyinka
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhex jiro loolankii ugu weynaa ee u dhaxeeya…
Dooliyaal (Jiirar) qamaam ah.Aqri qormadan kuna fasiro sawirada, Haddii aad taqaan sida sawirada loola aqriyo qoraalada.
Digniin ku socota Madaxweyne farmaajo Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah…
Goobtu waa Hotel Jazeera oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaa gebi ahaan isbedelay qaabkiisa wixii ka danbeeyay habeenkii 8-da Febraayo oo…
Madaxweynaha la doortay ee shacbiyadda badan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u muuqda inuu galay khaladii ugu horeeyay isagoo aan weli…
Looma kala harin soo dhoweyntiisa, muujinta jaceylka loo qabo iyo sida dadku guud ahaan u doonayeen inuu isbedel dhaco, siiba inuu…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa horyaallo arrimo badan oo ay ka mid yihiim amniga, musuqa, dowlad wanaagga,…
In badan oo ka mid ah dadka wax faaqida ma aamini karaan sida ay isu rogtay Doorashadii Madaxtinimada Somalia maanta,…
Musharixiinta Madaxweyne ee ku haminaya iney ku guuleystaan tartanka doorashada waxa ay badankoodu u taagan yihiin iney is bedel cusub…
Iyadoo ay ka harsantahay in ka yar 48 sacadood doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxaaya saadaalo kala…
Caasimadda Soomaaliya, Muqdisho waxaa soo buuxiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mudanayaal aqalka Sare, siyaasiyiin looga soo adkaaday kuraasta, salaaddiin, Madax…
Madaxweyne shariif, R/Wasaare Cumar Cabdurashid iyo Mudane Cabduraxman C/Shakuur mid waliba waa diiday inuu isaga ka mas’uul yahay. Madaxweyne Shariif…
Mid ka mida mussharxiinta u tagaan xilka madaxweynaha ayaa maqaal ku saabsan xaalada Doorashada Soomaaliya ku qoray wargeys ka soo baxaya…
Iyadoo ay soo dhowaatay Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xaqiiqada musharixiin badan oo xilkan u taagan, isla markaana…
Waxey aheyd 2009kii markii Dowladii Soomaaliya jirtey xilligii KMG ay heshiis is-afgarad ah (MOU) la gashay dowladda Kenya oo ku…
Muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya waa mid aad u muhiim ah. Waxay labada dal isku haystaan bad uu bedkeedu…
Xilalka sare dowladda Soomaaliya waxay noqdeen kuwo beelo gaara u cayiman, taasoo tartanka doorasho kasta ka dhigtay in la sii…
Maxkamada Caalamiga ah ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland ayaa maalinta Khamiista ah ee beri, 2da Feberaayo go’aan…
Muqdisho xiligan la joogo musharax kasta waa madaxweyne, waxaa uu leeyahay ilaalo, koox hab maamuus, kuwo ilaaliya ballamaha iyo booqashada…
Ayadoo lagu guda jiro todobaadka xuska maalinta warbaahinta Soomaalida ee 21 January 2017, Saxafi amase Wariye waxaa lagu tilmaama inuu…
