Browsing: Qormooyinka
Weriyaha wargeyska caanka ah ee New York Times ninka lagu magacaabo Jeffrey Gettleman ayaa Muqdisho ku soo laabtay kadib dhowr sanadood,…
A—Waxaan dhax fadhiyay Hotel Jazeera- Mogadishu, waxaan mobilka ka wacay saaxiibkeey Xassan yare oo ka tirsan madaxtooyada Somali land-Hargesa,waa iga…
Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada culculus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u…
Ma jiraan dalkeena Jaamacado iyo Hay’ado Qiimeeya Doorashada iyo hawlaha Dawlada, laakin Duruus iyo waaya aragnimo ayey Musharaxiinta iyo dadka…
Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole waa mudane ka tirsan aqalka sare, 21-kii bishan ayuu yimid Muqdisho, dadkoo dhami waxaa ay sugayeen…
Qabiilka Abgaal Cismaan oo ah qabiilka ugu badan dadka dega Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxa uu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida…
Agaasimaha Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho Abwaan Cismaan C/llaahi Guure ayaa farriin qoraal ah ku weeraray saxafiyiin caana oo lagu tuhunsan…
Dhowaan waxaa la doortay afhayeenka 1aad ee baarlamanka oo uu ku soo baxay Prof. Jawaari, cidna gaar umalaheen guushaasi maxaayeelay xoogag…
QODOBADA MUHIIMKA AH EE MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA LOOGA BAAHAN YAHAY Musharaxii doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya Doorashada loo madlan yahay ee…
Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey…
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka waxa ay ka dhigantahay, sababaha Mudey iyo Mahad u…
Maanta waxaa ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari waana u hambalyeynayaa, waa shaqsi aqoon…
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada GuddoomiyeJawaare iyo waxa ay ka dhigan tahay, sababaha sida aqlabiyada leh loogu…
Khudbadii musharaxnimada taariikhiga aheyd ee Xildhibaan Faarax Sheekh C/Qaadir ka jeediyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa noqotay tan loogu hadal…
Diblomaasiyiin u badan kuwa shisheeye ee Muqdisho fadhiya iyo madax kale oo badan ayaan shalay ka mid ahaa oo lagu…
Intii aanu siyaasadda ku soo biirin wuxuu ahaa aqoonyahan, samafale iyo xubin firfircoon oo ka mida bulshada rayidka ah, wuxuu…
Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada gudoomiyaha baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka madaxweynanimada Soomaaliya,
Warsaxaafadeedkii ugu dambeeyay ee ay Beesha Caalamku kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya ayaa si adag looga digay
30 xildhibaan hal mar….(( Waxan ku dhaaranayaa Magaca Ilaahay, in aan xilkeyga u gudanayo, si daacad ah oo danta dalka,…
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed…
