Browsing: Qormooyinka
Asxaabey haddaan soo koobo, Maxey Rwanda usoo kabatay, Soomaaliyana weli aaney usoo kaban..?, bal qodobadan ila eega, aan kasoo ururshey…
Adiga oo aan qaylin oo aanan xanaaqin, wax yar fur qolka xaqiiqda ee maskaxdaada ku dhaxyaal. Waxa aad sheeganee Qaran,…
Xildhibaankii hore ee baarlamaanka Federaalka Cbdi Bare Jibriil ayaa saxaafada soo gaarsiiyay warbixin kusaabsan safarrada dibadeed ee madaxdii hore ee…
ALLOOW, XAARAANTA NOO BARAKEEY!!!!!
Yaa Dilay ? Maxaa loo dilay? Leysma weydiin sababta loo dilay inkastoo dilkiisa lala xiriiriyo doorashadii.
Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa maanta iga guddoomay waraaqda aqoonsiga Danjirennimo ee wakiilnimada Soomaaliya ee Qarammada Midoobay…
Dunidu caddaan iyo madow keliya ma aha ee midabbo badan oo kale ayaa u dhexeeya. Qof kasta oo xil qabtayna…
Suuqa Xamarweyne waxa uu ka mid yahay suuqyada ugu caansan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
12-ka Oktoobar: Sanadguuradii 62-aad ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed (WQ: Halgame C/Qaadir Boolaay)
Waxaa maanta ii farxad ah in marka hore aan halkani hambalyo iyo bogaadinba uga dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kast…
Xilli doorasho ayaa dalku ku jiraa. Caasimadaha Dowlad Goboleedyada iyo caasimadda dalkaba xoog ayaa looga dareemayaa.
Jamhuriyadda Soomaaliya Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay ee ay Midoobeen Gobolladii uu Ingiriisku gumeystay iyo kuwii ay Qarammada Midoobay gaarsiisay…
Dhegeheyga waxaan marar badan ku maqlay shakhsiyaad ayaga oo aan ahayn horena u noqon loogu yeerayo Madaxweyne. Mararka qaar anigaaba…
Shalay ayay Maxkamadda Hague ee Caddaaladdu billowday wareegga labaad ee dhegeysiga diidmada hordhaca ah ee Kenya ee kiiska ay Soomaaliya…
Qareen Doktorah Mona Al Sharmani, PhD in Law (John Hopkins) LLM- Masters (Harvard), LLB- Bachelor (Cairo University) waa gabadha difaacaysay…
Waxaa shalay soo geba geboobay wareegga Koowaad ee Dhegeysiga doodda ay Kenya dooneyso in ay isku hortaagto furitaanka dacwadda soohdinta…
Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku…
Maanta ayuu Hague ka furmay dhegeysiga diidmo ay Kenya ka keentay dacwadda ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah ee…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad…
Ololaha Doorashada Musharaxa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ma aha oo kaliya midka ugu dheereeya xilligan ee waa si fiican u…
Tiro dad ah oo isugu jira ciidan iyo rayid ayaa ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay laamiga hor mara madaxtooyada…
