Browsing: Qormooyinka
Soomaaliya ayaa waqtiyadan dambe waday dadaal dheeri ah, si ay u soo celiso Safaaraddaha ay ku leedahay adduunka.
Allah ha u naxariisto General Maxamed Cali Samatar wuxuu ahaa oday Soomaaliyeed oo in badan dalka u soo shaqeeyay.
Heesta Qooto Qooto waa sarbeeb Banaaddiri ah oo sarreysa. Waa sarbeeb haddana erayadeeda qaarkood waa ay qayaxan yihiin.
Jibriil Ibraahim Cabdulle, madaxa hay’adda Cilmi-baarisa iyo wadatashiga ee CRD, wuxuu ka mid yahay musharrixiinta
Muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya, sida ku qoran dastuurka kmg ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya,
Cabdulqaaddir Xersi Yam Yam oo ahaa hal-abuur iyo mufakir, Allah ha u naxariistee wuxuu tiriyay hees
Waxaan dhegeystay weraysi laga qaaday dhibbane la miyir beelay dhib uu sarkaal booliis ahi gaarsiiyay.
Dhacdadii Afgembiga fashilmay ee Turkiga waxay mar kale soo shaac bixisay dabeecadda dadka Soomaaliyeed
Tuk Tuk, Saddex-Lugooleey, Bajaaj, Bajaay iyo Rickshow midka aad doonto ugu yeer. Waa Taksi riqiis ah oo caasimado badan laga…
Inta aan qoramadeeyda kuu bilaabin waxaad isweydiineeysaa maxuu ula jedaa shan u yar ha ii sheegin? ma aha macnaheeda in…
Mogadishu : Dilaaga caanka ah ee dadka dila waa la wada yaqaan ,weliba magaca dilaagaa caanka ah aniga,adiga iyo ayaguba…
Magaalada Muqdisho ayaa galabta dad Soomaali ah, Muslimiin ah, oo soomman waxaa dilay lana dhintay dad kale oo aan iyaga…
Addunka dawladaha ku dhaqan waxay isticmaalaan labada nooc oo jinsiyadood oo kor ku xusan midkood. Dawladaha qaarkood waxay go’aansadaan inay…
Casiisoow caddalad aan kaa barinay Gobolka banadir waa mid ka mid ah gobolada dalka ee 18 gobol, waxaa ku dhex…
Dawladaha adduunka ku nool qaarna waxay leeyiiin hal aqal, qaarna laba aqal oo baarlamaan. Qaarka halka aqal leh waxay u…
Dilalka joogtada ah ee ka dhacaya Soomaaliya waxaa ay xanuun badan ku reebaan qof kasta oo leh damiiq-danqasho, sababtuna waxaa…
by MP Mariam Arif Qassim Tuesday, May 10, 2016 Labo iyo toban sannadood oo aan dawlad ku meel gaar ah…
Maalintii labaad ee shirka wadatashiga hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa isaga baxay wafdiga Puntland…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jiraa’id oo musaabad la’aan ahaa maanta ku qabtay xafiiskiisaisagoo uga hadlay xaalada dalka, dhibaatooyinka…
Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa sharaf dhac ku tilmaamay baaqashada cod u qaadista…
