Browsing: Qormooyinka
Ciidamada Amaanka iyo Booliska AMISOM ayaa howgal balaaran saaka ka fuliyay Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir iyadoo guri guri loo…
Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho…
Boqorka cusub ee Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa ku kacay tallaabo ku cusub madaxda islaamka oo geesinimo iyo muslimnimo khaalis…
Gole wasiiro cusub ayaa Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ku dhawaaqay 27-kii bishan isagoo shaaciyay 20 wasiir, dibna u…
Anigoo ah Zakriya Ismaaciil Xirsi – Zaki ku magac dheer, maanta oo ay taariikhdu tahay 27 Jan 2015 (Talaado), Sidaad…
Socdaalkii taariikhiga ahaa ee madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan iyo wafdigiisii ku yimaadeen Muqdisho maanta 25 Janaayo 2015 ayaa si…
Wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga Mehmet Muezzinoglu oo ka mida wafdiga madaxweynaha Turkiga ee Berito booqan doona magaalada Muqdisho ayaa markii ugu…
Qaraxii ka dhacay Hotelka SYL ee ku dhow madaxtooyada Soomaaliya oo ay ku sugnaayeen wafdi hordhac u ah madaxweynaha Turkiga…
Markabkii Kaluumeysi ee laga lahaa dalka Yeman dhowaana laga sii daayay Dekadda Muqdisho kadib markii la sheegay in sharci darro…
Deeq daawo ah oo dhan 400 tan kana kooban daawo iyo qalab ayaa soo wada gaartay magaalada Muqdisho iyadoo duulimaadyo…
Wadani.com waxay halkan idinku soo gudbineysaa sida Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya loo magacaabay iyo sida ay mas’uuliyiinta kala duwan…
Kadib magacaabidii Golaha wasiirada cusub ee Cumar C/rashiid oo muranka badani ka taagan yahay ayaa waxaa soo korortay sharci darro…
Waxay ahayd khudbad qiiro leh oo qofka jeedinaya u muuqday inuu daacad ka yahay, waa madaxweynihii Qaranka ee ku dhaartay…
Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke waxaa mar labaad loo magacaabay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya 17kii Bishan Disember 2014, waxaana ra’iisal wasaarihii…
Shir ay magaalada Jabuuti ku yeesheen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)…
Waxaa (Talaada, Sept 21, 2010) Xarunta Madaxtooyada isku casiley Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke kadib markii uu si rasmi…
Qaar ka mida saaxiibadii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee kala shaqeeyay mooshinkii lagu riday Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa…
Kadib 10 maalmood oo markii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed waxaa si cad…
Tan iyo kalsooni kala noqoshadii xukuumadda C/weli Sheekh Axmed oo ku beegneyd 6-da Bishan Disembar waxaa soo if baxayay warar…
Tan iyo markii uu soo if baxay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya waxaa markale si…
