Browsing: Bulshada
Todobaadka Dhaqanka oo loo soo gabagabeeyay Dufcadii 22-aad ee Ardayda Jaamacadda Muqdisho (Sawirro)
Dufcadii 22-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo loo soo gabagabeeyay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho.
Kumanaan Boqolaal ruux oo dadka reer Muqdisho ah ayaa shalay iyo maanta buux dhaafiyay xaafada Daarusalaam ee magaalada Muqdisho, oo…
In Somalia, poverty is forcing women into sexual exploitation as men from the country who’ve emigrated to the west return…
Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa nin dhallinyar oo caan ku ahaa ganacsiga magaalada Muqdisho iyo dhiiigelinta dhalinyrada kale oo…
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray dil magaalada Muqdisho loogu geystay ganacsade dhalinyaro ah oo…
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo shalay shir aan caadi aheyn oo xog wareysi ah ku qabtay Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Jowhar,…
Baraha bulshada waxaa qabsaday saacadihii ug danbeeyay dood ku saabsan wareysi toos ah oo Telefishanka BBC-da la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…
Afhayeenka cusub ee Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Muqdisho oo ay ka dhacday xaflad weyn…
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London xalay ku geeriyooday weriye caan ah oo muddo dheer kasoo shaqeeyay Laanta Afsoomaaliga ee…
Shukri Jaamac Ibraahim ayaa ku guulaysatay abaalmarinta gabdhaha da’da yar ee hal abuurka leh oo ay soo qabanqaabisay laanta Af…
Waxaa saaka magaalada Nairobi ku geeriyooday Allaha u naxariistee Dr. Axmed Maxamed Xasan (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaalida…
Iyadoo ay nagu soo fool leedahay maalinta Ciidul fitriga ayaan waxaan halkan idinku soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan axkaamta iyo…
Iyadoo ay gabagabo tahay bishii Ramadaan ee sanadkan 1439 ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa axkaamta sakaatul fitriga oo la bixiyo…
Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho…
Xarunta Cilmiga Xiddigiska ee caalamiga ee fadhigeedu yahay Dubai ayaa shaacisay maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Fitriga sanadkan 1439H…
Allaha ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan…
Hay’adda Iftin Foundation ayaa soo daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii 2017-kii ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka, taas oo ah…
Hay’adda Hormuud Foundation oo ah Qeybta Sama Falka iyo Gargaarka uqaabilsan Shirkadda Hormuud Telecom ayaa 500 oo Qof oo Naafo…
Hey’adda Kheyriga ee Hormuud Foundation ayaa deeq raashin, dhar iyo xoolo nool ku wareejiyey Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar taasoo…
Wararka ka imanaya magaalada Qabri-dahare ee dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in haweenay dhallinyaro ah meykeeda laga heley meel…
